Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Dowladda Somaliya oo codsatay in Dib loo dhigo Ciidamo laga dhimi lahaa ATMIS iyo Sababta

    Dowladda Somaliya oo codsatay in Dib loo dhigo Ciidamo laga dhimi lahaa ATMIS iyo Sababta

    November 24, 2022Updated:November 24, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Midowga Afrika ayaa aqbalay codsi ufa yimid dowladda Soomaaliya oo ku saabsanaa in dib loo dhigo qorshihii ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS lagu dhimi lahaa dhammaadka sanadkan.

    Waxaa la filayay in ilaa 2000 askari oo ka tirsan howlgalka ATMIS laga dhimo howlgalka ATMIS ee Midowga Afrika, laakiin waxaa codsi degdega u dirtay Midowga Afrika Madaxtooyada Soomaaliya oo codsatay in bixista ciidamada dib loo dhigo ilaa 2023.

    Shirkii Golaha Nabadda iyo Ammaanka (PSC) ee Midowga Afrika (AU) kulankiisii ​​1121-aad, ee la qabtay 11-kii Noofambar 2022, ayaa lagu tixgeliyey codsigii Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ee ahaa in lagu kordhiyo Wajiga 1-aad ee ATMIS-ka xilliga uu shaqeynayo.

    Codsiga dowladda Soomaaliya waxaa Midowga kala hadlay Xuseen Sheekh-Cali oo ah La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya; iyadoo sababa looga dhigay inay dowlada gacan ka siiyana dagaalka Alshabaab.

    Qoraal kasoo baxay Midowga Afrika lagu sheegay in lagu xaqiijiyay taageerada codsiga DFS ee ah in la kordhiyo ATMIS Wajiga 1-aad ee dib-u-habaynta ee dhimista 2,000 oo askari oo ATMIS ah laga bilaabo 31ka Diseembar 2022 oo la gaasiiyo 30-ka Juunyo 2023.

    Waxaa dib u eegis lagu sameeyay wakhtiga hawlgalka ATMIS, balse waxaa dib loo xaqiijiyay taariikhda bixitaanka ciidamada ee ku asteysan 31 Diseebar 2024.

    Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobay ansixiyaan taageeraada lagama maarmaanka u ah ciidamada ATMIS ayna ansixiyaan waqtiyada dib loo eegay ee la xiriira kordhinta dhimista 2,000 ee ATMIS wixii ka dambeeya Disembar 2022.

    ATMIS AU Midowga Afrika Somaliya Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDagaal Alshabaab lagu jebiyay oo ka dhacay degaan ka tirsan Degmada Aadan Yabaal
    Next Article Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Gudoomiye ku xigeenka cusub Bankiga Dhexe ee Somaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo