Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Dowladda Somaliya oo diiday laba Qodob oo ka mid ahaa Go’aankii Midowga Afrika & Qodob ay ogolaatay

    Dowladda Somaliya oo diiday laba Qodob oo ka mid ahaa Go’aankii Midowga Afrika & Qodob ay ogolaatay

    April 24, 2021Updated:May 3, 20212 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay go’aanadii kasoo baxay Golaha Amniga Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo ururrada kale ee caalamioga ah, kuna saabsanaa xaaladda Doorashada.

    Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda xilgaarsiinta Cismaan Abuukar Dubbe ayaa shir jaraa’id ka sheegay inay dowladda Soomaaliya ay horjeedo laba ka mida go’aanadii Golaha Amniga iyo Nabadda ee Geeska Afrika.

    “Go’aanadii kasoo baxaya Midowga Afrika waxaa ku jiray kuwo ka hor imaanaya madax bannaanida dalka; Waan soo dhoweyneynaa ergayga midowga Afrika ee Soomaaliya loo soo magacaabayo oo ah arrintii uu kala hadlay Farmajo guddoomiyaha Midowga Afrika Madaxweynaha Congo DR” ayuu yiri Wasii Dubbe.

    Labada qodob ee ay dowladda Soomaaliya dareenka ka qabto ayaa kala ah:

    1- Midowga Afrika Wuxuu cambaareeyay go’aankii Barlamaanka Soomaaliya ee 12- April oo ahaa inuu dalku aado Doorasho qof iyo cod ah, ma jiro urur caalami ah oo canbaareyn kara go’aan dowladi qaaday, dowladda Soomaaliya masoo dhoweyneyso arrintaasi.

    2- Waxaan dareen ka qabnaa arrinta Ciidamada qalabka sida; waxaan u aragaa in qodobkaasi uu niyad jebinayo ciidamada qalabka sida. Shirka waxaa kasoo baxay inay AMISOM la socdaan ama ilaaliyaan dhaqdhqaaqa ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya arrintaasi waa sharci darro, mar labaadna wuxuu ka hor imaanaya shaqada AMISOM.

    Wasiir Dubbe wuxuu dalalka Kenya iyo Jabuuti ku eedeeyay inay ka dabeeyeen qoraalka Bayaanka Midowga Afrika. Wuxuuna sheegay inay dalbanayaan inaysan dallaka ay is hayaan qeyb ka noqon guddoominta shirarka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo.

    AU Doorashada Golaha Amniga Midowga Afrika Top Wasiir Dubbe
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Dowladda Somaliya oo Go’aan cusub ka qaadaneysa khilaafka Doorashada Dalka…
    Next Article Akhriso: Magacyada Guddi loo magacaabay baarista Shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo