Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladda Somaliya oo ka Carootay Warbixin Guddi ka tirsan Midowga Afrika ka diyaariyey xaaladda Dalka

    Dowladda Somaliya oo ka Carootay Warbixin Guddi ka tirsan Midowga Afrika ka diyaariyey xaaladda Dalka

    July 17, 2021Updated:July 18, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga hor timid, kana carootay Warbixin ka soo baxday Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika u saray xaaladda Soomaaliya.

    Warbixintan oo Bishii May loo gudbiyey madaxda Midowga Afrika ayaa ka hadleysa xaaladda siyaasadda, Amiga iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, waxayna Guddigan soo calaamadeeyeen in dhinaca siyaasadda ay Soomaaliya gashay qalalaasho iyo heshiis la’aan 4-tii Sano ee uu Madaxaweynaha ahaa Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Qalalaasaha siyaasadeed iyo heshiis la’aanta Doorashada waxay Soomaaliya qarka u saareen Amni darro iyo Dagaal, waxayna Guddiga Midowga afrika Warbixintooda ku caddeeyeen in ciidamada Soomaaliya diyaar u ahayn inay AMISOM kala wareegeen Amniga dalkooda, iyadoo aan fulin heshiisyadii Amniga iyo Dhismaha ciidamada Qaranka.

    War kooban oo kasoo baxay dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya kulan ka yeelatay warbixintaas, isla markaana si si hor dhac u diidday natiijada warbxinta. “DFS waxay soo saari doontaa qoraal rasmi ah oo arrintaas la xiriira” ayaana lagu yiri Warka aan faahfaahinta laga bixin Warbixinta.

    Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo uu amray Wasiirada xukuumadda xilgaaesiinta in warbixintan lagu gacan seyro, iyadoo lagu doodayo inay xadgudub ku tahay Qaranimada Soomaaliya, isla markaana aan lagala tashan dowladda Federaalka, wax xiriir ahna aan lagala sameyn.

    “Caqabadda aasaasiga ah ee xasilinta waxay ka imaaneysaa fashilaadda Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ee xallinta dib-u-eegista dastuurka, arrimaha & wadaagga kheyraadka. Waxay ku fashilmeenay DFS iyo FMS dhammeystirka dastuurka” ayaa lagu yiri warbixinta Guddiga Midowga Afrika.

    “Dowladda Federalka iyo Maamul Goboleedyada waxay ku guuldareysteen inay dhisaan qaabdhismeedyo wadatashi oo shaqeynaya si loo xaliyo khilaafaadka. Madaxda siyaasadeed ee Soomaaliya ma ixtiraamaan heshiisyadooda; jilayaasha siyaasadeed waxay muujinayaan tixgelin ku aaddan qabiilka halkii ay ka ahaan lahaayeen nidaamka dastuurka federaalka ah” waxay ka mid ahayd xaqiiqada lagu soo bandhigay warbixinta Guddiga.

    Guddiga Midowga Afrika waxay soo jeediyeen afar soo jeedin oo ay ka mid yihiin: Mustaqbalka AMISOM in loo bedello 2021 kadib: Howlgalka isku dhafka ah ee ka dhaxeeya ciidamo ka socda Midwoga Afrika iyo Q/Midoobay; ama dib u qaabeyn lagu sameeyo howlgalka AMISOM.

    Sidoo kale waxay soo jeediyeen howlgelinta ciidamada heeganka ah ee Bariga Afrika, ama bixitaanka ciidamada AMISOM , iyadoo mas’uuliyadda Amniga lagu wareejinayo Soomaalida.

    AMISOM AU Midowga Afrika Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleJabhadda Tigray oo shaacisay inay heyso 6000 Askari oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya iyo 1000 ka mida oo…
    Next Article Koox hubeysan oo fal dil ah ka fulisay Magaalada Beledweyne iyo Faahfaahin laga helay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo