Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowladda Mareykanka ka dalbaday caddeyn ku saabsan duqeyntii lagu laayay ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug oo ka dhacday duleedka magaalada Gaalkacyo.
War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa tacsi loogu diray askartii ku geeriyootay duqeynta, waxaana walaac uu ka muujiyay sheegashada weerarka ee Puntland.
HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEED


Wadani.com

![Dowladda Somaliya oo Mareykanka ka dalbatay Caddeyn ku saabsan Duqeyntii Gaalkacyo [War-saxaafadeed]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/09/Golaha-wasiirada.jpg)