Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gaartay qeyb ka mid odayaasha Hiiraan & Shirkii Jowhar oo la tegayo

    Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gaartay qeyb ka mid odayaasha Hiiraan & Shirkii Jowhar oo la tegayo

    March 27, 2016Updated:March 27, 20162 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa goor dhow magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan looga dhawaaqay heshiis ku saabsan in odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ay ogolaadeen inay tagaan magaalada Jowhar dibna loo furo shirkii maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

    Heshiiskan ayaa ka danbeeyay kulan weyn oo maanta dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Qaar ka mida Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan oo ay wehliyaan odayaal dhaqameed iyo waxgarad kale.

    Markii kulankaasi soo gabagaboobay waxaa shir jaraa’id wada qabtay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf  Axmed Hagar iyo Wasiirka arrimaha  gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ku dhawaaqay in inta badan Ugaas-yada Gobolka Hiiraan lagu qanciyey ka qeyb galka shirka maamulka loogu sameynayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.

    Wasiir Odowaa ayaa sheegey in dadaal badan kadib la qanciyey duubabka dhaqanka gobolka laguna jiro dadaal kale oo lagu doonayo in  inta harsan lagu qanciy ka qeybgalka dhismaha maamulka labada gobol ee Jowhar dib uga furmi doona.

    Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa u mahad celiyey Duubabka dhaqanka ee ogolaaday inay tagaan shirka Jowhar, wuxuuna wax lagu farxo ku tilmaamay tallaabada ay qaadeen duubabkaasi.

    Duubabka ogolaaday inay ka qeyb galaan shirka Jowhar ayaa iyaguna sheegay aqbaleen codsiga dowladda, kana codsadeen in shirka jowhar looga danbeeyo duubabka dhaqanka labada gobolka ee Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe, arrintaas oo dowladda Federaalka  iyo madaxweyne Xasan Sheekh ay ogolaadeen.

    Dhinaca kale Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa diiday inuu dhinaciisa ka qaato heshiiska, waxaana fashilmay dadaalkii ugu danbeeyay oo odayaal ka socday Gobolka Shabeelaha Dhexe ay ugu tageen xaruntiisa, kuwaasoo uu hogaaminayay Imaam Maxamed Yuusuf. Ugaas Xasan iyo laba Duub oo kale oo taageersan ayaa weli diidan shirka Jowhar.

    Wadani.com

    Heshiis Beledweyne Odayaal la heshiiyay dowladda ODAYAASHA HIIRAAN Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe: “In ka badan 160 caruur ah ayay Alshabab ku tababarayaan Jubbooyinka”
    Next Article Ciidamada AMISOM ee Ceelbaraf oo halis ku jira & Ciidamadii dowladda oo ku noqon waayay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo