Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee hor taalla Maxkamadda caalamiga ah ee ICJ. kadib codsi labaad oo ka yimid dowaldda Kenya.
Raiisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Somalia Mahdi Maxamed Guuleed khadar oo magaalada Hagu ee dalka Hoalland u tegay kadib markii maxkamadda looga yeeray Somalia iyo Kenya auaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si cad u diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga ee muddeysneyd 4-ta Novembat 2019, isla amrkaana wixii go’aan ah laga sugayo inay Maxkamadu gaarto.
HOOS KA DAAWO