Xukuumadda Soomaaliya ayaa xil diblomaasiyadeed u magacawday wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee G/Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow.
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Maxamed C/raxmaan Cumar Yariisow oo ah curadkii Marxuum C/raxmaan Yariisow loogu magacaabay xoghayaha koowaad ee ergada Soomaalida ee Q/Midoobay, xarunta New York, waxaana mas’uulka cusub laga dalbaday inuu xilkiisa kasoo dhallaalo.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA


![Dowladda Soomaliya oo xil sare oo Diblomaasi u magacawday Wiil uu dhalay C/raxmaan Yariisow [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2019/08/Yariisow-wiilkiisa.jpeg)