Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladda Tunisia oo dalkeeda ka mamnuucday Diyaaradaha Emirates & xiriirka labada Dal oo xumaaday

    Dowladda Tunisia oo dalkeeda ka mamnuucday Diyaaradaha Emirates & xiriirka labada Dal oo xumaaday

    December 25, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dawladda Tuniisiya ayaa dalkeeda ka mamnuucday diyaaradaha shirkadda Emirates, ka dib markii tiro haween ah oo Tuniisiya u dhashay laga hor istaagay in ay ku safraan diyaaradaha shirkaddaas.

    Arrintan ayaa timid ka dib markii ay dadka Tuniisiya ay aad u caroodeen, iyadoo qolyaha u dhadhaqaaqa xuquuqda aadanaha ay cambaareeyeen arrintaas kuna tilmaameen “faquuq iyo midab takoor”. Wasaaradda gaadiidka ee Tuniisiya ayaa sheegtay in xayiraaddan ay taagnaan doonto tan iyo inta shirkadda Emirates ay “si sharciga waafaqsan uga hawlgalayso”.

    Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in dib u dhaca ay horseeday “xog ammaan”.  “Waan la xiriirnay walaalahanno Tunuusiya anaga oo kala hadlayna xogta muhiimka ka dhigtay in aan tallaabo khaas ah qaadno” ayuu Twitterka ku qoray Axaddii, wasiirka arrimaha dibadda ee Imaaraadka Anwar Gargash,

    “Aad baan u qadarinaa dumarka Tuniisia waana ixtiraamnaa,” ayuu sii raaciyay.

    Saraakiil ka tirsan dawladda Tuniisiya ayaa sheegay in Isutagga Imaaraadka Carabtu uu dumarka Tuniisiya ka mamnuucay in ay u safraan ama xitaa masaafur ku noqdaan dalkooda.

    Jimcihiina dawladda Tuniisiya ayaa sheegtay in ay safiirka Imaaraadka waydiisatay in uu caddeeyo waxa jira, loona sheegay in ay tallaabo ku meelgaar ah ahayd haddana la qaaday.

    Warbaahinta guduhu waxay ku warrantay in dumarka Tuniisiya loo diidanaa in ay raacaan diyaaradaha Imaaraadka ee Dubay u socda muddo dhawr maalmood ah.

    Qaar ka mid ah dumarka Tuniisiya ayaa la sheegay in safaradii ay Imaaraadka ku tagilahaayeen dib loo dhigay si baaritaanno dheeri ah loo mariyo dal ku galladii ay wateen, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

    Tuniisiya ayaa isku dayaysay in ay hagaajiso calaaqaadka ay la leedahay Isutagga Imaaraadka Carabta ka dib markii uu xumaaday 2011 markaas oo kacdoon uu ka dhacay dalkaas.

    Xisbiga Ennahda oo ah isbahaysiga hoggaanka haya ayaa sidoo kale loo arkaa in uu xiriir la leeyahay Qadar oo ay go’doomiyeen Imaaraadka, Sacuudiga iyo Baxrayn iyaga oo ku eedaynaya in ay argagixisada taageerayso.

    Emirates Imaaraadka Tunisia UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO: Wasiirka Difaaca & Taliyaha Ciidamada Kenya oo booqday Cidamada ka jooga Somalia [Akhri sababta]
    Next Article Shirkii Baarlamaanka Federaalka & kuwa Maamul Goboleedyada oo Baydhaba ka furmaya [Khilaafkii labada Aqal…]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo