Dowladda Turkiga ayaa hub casri ah ku qalabeysay ciidamada ay u tababartay Dpwladda Soomaaliya oo qeybtii ugu horeysay maanta loo soo xiray tababarka.
Hubka ay ciidamdaasi ku soo bandhigeen dhoolatuskii ay sameeyaan ayaa waxaa ka mid ahaa qoriga casriga ah ee Turkigu sameeyo oo dhowaan loogu deeqay dowaldda Soomaaliya nooca MT76 [Akhri halkan] Qorigan ayaa ay mid casri ah oo kaliya dhowaan lagu qalabeeyay ciidamada gaarka ah ee Turkiga, waxaana dalbaday inay iibsadaan dalal dhowr ah.
Waxaa kaloo goobta lagu soo bandhigay qoriga boobaha culus ee la saaro garaawiga gaashaaman ee M2 50, Qoriga Baasuukaha loo yaqaan ee RBG oo Mareykanka iyo Ruuskhku kala sameeyaan.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Dowladda Turkiga oo Hub Casri ah ugu deeqay ciidamada xoogga dalka Somalia [Akhriso warbixinta]