Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Dowladda Uganda is daba marin ku sameysay meydadkii askarta looga dilay weerarkii Jannaale

    Dowladda Uganda is daba marin ku sameysay meydadkii askarta looga dilay weerarkii Jannaale

    September 8, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qoysaska ciidamada Uganda ee dhawaan lagu dilay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelada hoose ayaa ka cabanaya  in meydadka loo keenay aysan ahayn meydadkii saxda ahaa ee dadkii looga dilay Soomaaliya.

    funeral

    Reerka Emmanuel Wanyama oo ka tirsanaa ciidamada lagu dilay degaanka Janaale ayaa waxa ay sheegen in wiilkoodu uu ahaa wiil dheer balse meydka loo keenay uu ahaa meydka qof aad u gaaban , isla markaana ay rabaan in ay helaan meydka wiilkooda oo aanay qaadan karin meyd aysan lahayn.

    “ Meydka aan helnay waxa uu ahaa qof  da’ weyn , wiilkeenu waa uu yaraa, markii aan naxashka furnay meydka aan aragnay ma ahayn kan wiilkyaga”.  ayuu yiri James Odoki oo ah adeerka Emanuel oo intaas ku daray in dowlada Uganda ay ka doonayaan wax ka qabashada arrintan.

    Sarkaal u hadlay ciidamada Uganda ayaa sheegay inay qaadayaan tijaabo dhanka DNA-da oo lagu ogaanayo hidaha asal ahaan meydadka la isku qalday. Hooyada dhashay Emmanuel Wanyama oo meydkiisa la la’ yahay ayaa ku calaacashay inay welweshay maalintii isniinta ahayd markii ay wacday telefoonka wiilkeeda kadidna ay ogatay inuu dansan yahay.

    Dowladda Uganda ayaa maalmo kahor dib ugu duulisay dalkeeda meydadka 10 askari oo Ugandes ah oo lagu dilay weerarkii Al-shabab ay ku qaadeen fariisinka ciidamada AMISOM ee magaalada Janaale, iyadoo beenisay in weerarkaasi looga dilay wax ka badan 12 askari.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    AMISOM Janaale Meydadka ciidamada Uganda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMAANTA OO KALE 3 SANO KA HOR: DaawoKhudbadii Xasan Sheekh ee Musharaxnimada Madaxweynaha
    Next Article Guddiga Dhulalka G/Banaadir oo soo bandhigay caddeymo cusub oo ku saabsan Guriga lagu heysto Xaashi Bulxan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo