Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»WAREYSI & SAWIRRO: Duuliyihii Diyaaradda Daallo oo Warbixin naxdin leh ka bixiyay Garoonka Muqdisho

    WAREYSI & SAWIRRO: Duuliyihii Diyaaradda Daallo oo Warbixin naxdin leh ka bixiyay Garoonka Muqdisho

    February 8, 2016Updated:February 8, 20163 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Duuliyihiii Diyaaradii Daallo Airlines ee magaalada Muqdisho ka duushay 2-dii bishan laguna qarxiyay hawada, balse dib ugu soo celiyay garoonka ayaa xog laga naxo la wadaagay saxaafadda Caalamka wuxuuna wakaalada wararka ee AP u sheegay in nabadgelyada garoonka Muqdisho ay tahay EBER.

    Duuliye Vlatko Vodopivec oo u dhashay dalka Serbia ayaa wareysi lagula yeeshay magaalada Belgrade, waxaana uu sheegay inuusan marna ka shakin in wax ku dhacay diyaaradda ay ahaayeen qarax.

    “Markii aan dhaafnay joog dhan 10,000 feet waxaay dadku iska fureen xariga la isku giijiyo, waxayna shaqaalaha diyaarada bilaabeen inay dadka u adeegaan, markii aan dhaafnay 11,000 feet ayaa qarax u dhacay, markii hore waxaan u qaatay in dariishad ay burburtay, laakiin waxaan degdeg u dareemay urta qaraxa markii qiiq noogu soo galay qolka laga hago diyaarada”. ayuu yiri Duuliyaha Diyaaradda Daallo .

    Capt. Vlatko Vodopivec, the pilot who had landed a jetliner in Somalia with a large hole on its fuselage speaks, during an interview with The Associated Pres...
    Capt. Vlatko Vodopivec, the pilot who had landed a jetliner in Somalia with a large hole on its fuselage speaks, during an interview with The Associated Pres…

    “Wax waliba waxay ku dhaceen si degdeg ah, isla markiiba waxaan dalbnayay inaan degitaan degdeg ah sameyno kuna noqono garoonka, taasina waxay ahayd xalka kaliya ee aan sameyn karay” ayuu markale hadalkiisa ku daray duuliyaha oo sheegay in nabadgelyada goobta ay ahayd mid hoose oo ay qaadaneysay in maalmo kale uu sii joogo.

    Wuxuu sheegay haddii joog sara ay ku duuli lahaayeen in qasaaruhu intaas ka badnaan lahaa oo diyaaradu kala daadan lahayd, jooga hoose oo ay ku socotay diyaaradaha uu ka kaalmeeyay inuu si degdeg dib ugu celiyo garoonka.

    Duuliyaha ayaa ku eedeeyay qaraxa diyaarada ammaanka garoonka oo liitay iyo wuxuuna ku sifeeyay nabadgelyada diyaaradda marka ay ka degto garoonka Muqdisho inay tahay meel fowdo ah.

    “Nabdgelyada waa eber, markii aan diyaaradda halkaas ka degto 20 ilaa 30 qof ayaa yimid halkii diyaaraddu ku degtay, mana jirin cid heysata aqoonsi iyo dareyska shaqaalaha, waxay galayeen kana baxayeen diyaaradda, cidna ma garan karin waxa ay yihiin, wixii ay doonayaan ayay diyaaradda dhex dhigi kareen marka dadku ka degaan”.

    Capt. Vlatko Vodopivec, the pilot who had landed a jetliner in Somalia with a large hole on its fuselage speaks, during an interview with The Associated Pres...
    Capt. Vlatko Vodopivec, the pilot who had landed a jetliner in Somalia with a large hole on its fuselage speaks, during an interview with The Associated Pres…

    Xogta uu bixiyay duuliye Vlatko Vodopivec ayaa muujineysa xaqiiqada ka jirta garoonka diyaaradaha Muqdishom oo ay xaqiiqo tahay is barbar yaac iyo nidaam darro weyn inay ragaadiyeen, waxaana looga fadhiyaa dowladda Soomaaliya inay saxdo xaaladda garoonka oo hadda wejigeeda uu xumeeyay falkii ugu dambeeyay ee qarxintii Daallo Airline.

    Capt. Vlatko Vodopivec, the pilot who had landed a jetliner in Somalia with a large hole on its fuselage drinks a cup of tea, during an interview with The As...
    Capt. Vlatko Vodopivec, the pilot who had landed a jetliner in Somalia with a large hole on its fuselage drinks a cup of tea, during an interview with The As…
    A hole is photographed in a plane operated by Daallo Airlines as it sits on the runway after an emergency landing at the airport in Mogadishu, Somalia Tuesda...
    A hole is photographed in a plane operated by Daallo Airlines as it sits on the runway after an emergency landing at the airport in Mogadishu, Somalia Tuesda…

    Wadani.com

    Daallo Airlines Diyaarada Daallo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO CCTV VIDEO CUSUB: Warbixin cusub qaraxii Diyaaradda Daallo
    Next Article DAAWO: Alshabaab oo soo bandhigtay gaari ay ka qabsaday ciidamada dowladda

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo