Browsing: Dhaqaalaha
Iyadoo uu sii xoogeysanayo dagaalka Ganacsi ee dalalka Mareykanka iyo Shiinaha ayaa dowladda Mareykanka ay wadaa qorshe kale oo ay…
Shirkadda Qarniga ee Tuke Travel ayaa markii ugu horeeysay ka hergilisay adeegyo cusub oo casri guud ahaan dalka Sweden.
Shirkadda Jubba Airways oo ka mida shirkadaha waaweyn ee diyaaradaha ee ka howgala dhulka Soomaalida iyo Geeska Afrika ayaa sanadkan…
Kalluumaysatada magaalada Kismaayo ayaa markii ugu horeysay billaabay inay dhoofiyaan kalluunka ay ka soo jillaabtaan xeebaha magaalada kaddib markii koox…
Shirkadaha isgaarsiinta iyo internetka fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga hor yimid magacaabidda Guddiga Isgaarsiinta Qaranka oo Wasiirka…
Sanad kadib qarixii weynaa ee kooxda Alshabaab la beegsaday Baarka caanka ah ee Pizza House ayaa mar kale dayactir lagu sameeyay…
Shirkadaha Xawaaladaha ee ka howlgala magaalada Muqdisho oo dhowaan laga xayiray isticmaalka adeegga lacagaha la isugu diro Mobile-ada ee EVC…
Shirkadadaha Xawaaladaha magaalada Muqdisho ka howlgala ayaa xayiraad laga saaray itsticmaalka adeegga EVC Plus ee lacagaha la isaga diro Mobile-ada…
Goobaha ganacsiga kala duwan ee Muqdisho ayaa maanta laga dareemay muran iyo cakirnaan ka dhalatay markii shaqeyn waayay adeegga EVC…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay heshiisyo ganacsi oo ay lasoo gashay Turkiga shir dhowaan ka dhacay magaalada Ankara.
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis Ganacsi iyo dhaqan. munaabsad ka dhacday magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga.
Mudo labo bilood ah ayey baaga muudo yihiin haweenka Muqdisho ku nool ee ka ganacsadda Dahabka Jajabka ah, kadib markii…
Qaar ka mida xawaaladaha Soomaalida oo ay ku jiraan kuwo caan ahaa oo muddo dheer soo shaqeynayay ayaa kacay oo…
Sharciga Isgaarsiinta Soomaaliya QEYBTA 1-AAD Erey-bixin iyo ujeeddada Sharciga Qodobka 1aad: Erey-bixin 1. Hay’adda isgaarsiinta : waxaa loola jeedaa hay’adda…
Xukuumadda Soomaaliya aya gebi ahaanba joojisay wax qaad ah laga dejiyo magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.
Shirkadad Apple ayaa soo saartay telefoon gacan-qaad ah midkii ugu casrisanaa, iyadoo lagu soo beegay sanadguurada 10-aad ee asaaska shirkadda.
Dood iyo muran badan ayaa ka taagan lacagaha faraha badan ee laga qaado xujeyda Soomaalida, taasoo ka mida kuwa ugu…
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Khadra Axmed Ducaale ayaa kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeeyey ansixiyey sharciga isgaarsiinta, kaasi oo soo jiitamayay wax ka badan 10 sanno.
