Browsing: Dhaqaalaha
Bangiga adduunka oo warbixin ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya todobaadkan waxaa uu ka deriyay guud ahaan heerka dhaqaalaha dalka, gaar…
Wasiirada, Xildhibaanada iyo taageerayaasha dowladii hore ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn ugu farxay warbixin uu soo saaray…
Waxaa gebi ahaanba istaagay in lacagta Shilin Soomaaliga wax lagu kala iibsado magaalo caan ah oo Soomaaliyeed, taasoo xarun ah…
Waxaa gebi ahaanba saameyn ballaaran uu ku yeeshay maqnaanshaha adeega Internet-ka Koonfurta Soomaaliya oo howlihii lagu qaban jiray ay xayiran…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray murankii ka dhashay canshuurta ee dowladda Federaalka iyo Ganacstada…
Soomaaliya waxay wajahaysaa caqabado dhawr ah baadi goobka nabadda, deganaanshaha, horumar dhaqaale.
Markab weyn oo nooca xamuulka ah ayaa qarka u saaran inuu ku caariyo Badda kadib markii uu kusoo xiran waayay…
Dekadda magaalada Muqdisho oo ah tan ugu ballaaran ee dalka Somalia kana soo gegaan badeecadaha inta badan ee gobolada dalka ayaa waxaa…
Musharax madaxweyne oo xilka kula tartamay madaxweynaha xilka haya ayaa ka dhawaajiyay qaabka ay ku shaqo bilowday dowladda Farmaajoinay tahay mid…
Qiimaha lagu sarifo doolarka Mareykanka ayaa hoos u dhac weyn laga dareemay saacdihii ugu danbeeyay suuqyada Muqdisho marka loo eego…
Qaar ka mida macaamiisha heysta telefoonada shirka Hormuud ee ugu weyn shirkadaha Isgaasiinta Soomaaliya ayaa cilad yaab leh soo wajahday maalmihii…
Midowgii Shirkadaha diyaaradaha Soomaalida ugu caansan ee Daallo Airlines iyo Jubba Airways ayaa soo gabagaboobay kadib 2sanadood oo ay ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay goobta laga dhoofiyay xoolihii dowladda Sacuudiga soo celisay ee keenay in Sacuudigu joojiyo xoolaha Soomaalida.
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan sida loo joojiyay xoolaha Soomaalida ee loo dhoofin jiray dalka Sacuudiga.
Dowladda Sacuudig ayaa si kumeelgaar ah u joojisay dhoofinta xoolaha uga yimaada dalka Soomaaliya.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay si toos ah ula wareegtay dakhliga dowladda Soomaaliya soo gala xilligan kala guurka ah…
25 diyaaradoo oo dhammaantood qaad sida ayaa maanta oo Khamiis ah ka soo degay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo garoomada kale…
Dowladda Soomaaliya ayaa ogolaatay inay xayiraadda ka qaado duulimaadyada Qaadka ee imaan jiray Soomaaliya oo ay hakisay horaantii bishan.
Shirkadda Korontada ugu weyn magaalada Muqdisho iyo Koonfurta Soomaaliya ayaa qiime dhimis ku sameysay khidmada Korontada ee hore looga qaadi…
Waxaa soo baxay maanta warar ku saabsan in dowladda Kenya ay xirtay isla markaana shatigii kala noqotay Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil.
