Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Dhaqaalaha»Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF: Lix Arrimood ka ogow dhaqaalaha Soomaaliya

    Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF: Lix Arrimood ka ogow dhaqaalaha Soomaaliya

    April 14, 2017Updated:April 14, 20174 Mins Read Dhaqaalaha
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    A Somali customer holds banknotes at a bank in Mogadishu on June 7, 2015. AFP PHOTO / ABDULFITAH HASHI NOR (Photo credit should read ABDULFITAH HASHI NOR/AFP/Getty Images)
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Soomaaliya waxay wajahaysaa caqabado dhawr ah baadi goobka nabadda, deganaanshaha, horumar dhaqaale. Abaaraha ugu dambeeyey iyo macaluusha ayaa waxay yihiin tijaabadda adkaysiga dalka siloo helo gargaar bini’aadamtinimo wuxuu u baahan yahay caawimaada beesha caalamka.

    Siyaasadda cusub ee dawladda ayaa muujinaysa sida ay uga go’an tahay horumarinta xaaladda wadanka iyo nolasha Soomaalida.

    Waa lix arrimood oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato dhaqaalaha Soomaaliya tan iyo markii wadanku uu dib ula soo laabtay xiriirkii beesha caalamka shan sano ka hor.

    • Abaartu waxay saameysay bulshada jilacsan.

    Saameynta deg deg ah ee abaarta taagan ee dhulbeereedka waxay keentay in 6.2 milyan oo dad ah (waa kala bar dadka Soomaaliyeed) ay u baahdaan gargaar, iyadoo jirto khatar cunto la’aan taasi oo keentay qaylo dhaanta baahida deg deg ah ee gagaar iyo caawimaad dhaqaale oo ka timaada dawladda iyo beesha caalamka.

    Dawladdu waxay kaloo u baahan tahay isku xir wanaagsan ayna la socoto qaybinta gargaarka bini’aadamtinimmo iyadoo ay jirto caqabaddo amni oo ka taagan goboladda iyadoo ahmiyadda la siinayo goboladda saamynta xoogan ka jirto.

    A Somali customer holds banknotes at a bank in Mogadishu on June 7, 2015. AFP PHOTO

    • Deeqbixiyayaashu waa kuwa ugu muhiimsan.

    Dhaqaalaha Soomaaliya waxaa isku halleyn ka dhigay caawimaada deeqbixiyayaasha, xawaaladdaha iyo maalgashiga tooska ah ee dibadda kaasi oo badi sameeyaan Soomaalida qurbaha.

    Tan iyo sanadkii 2013,deeqbixiyayaasha waxay bixiyeen 4.5 bilyan oo doolar oo ah deeq horumarin iyo mid bini’aadamtinimo, taasi oo ahayd taageerada dhaqaalaha Soomaaliya ee dhulka galay 55% ee GDP (cel celis 2013 ilaa 2016). Abaarta hadda taagan ayaa la filayaa inay gaabis ka dhigto hawlaha ganacsiga aynna kor u qaado sicir bararka sanadka, sidaa darteed ayaa taageerada dhaqaale ay muhiim u tahay sugnnaanta kobaca.

    • La dagaalanka shaqo la’aanta waxay u tahay muhiim xasilooni siyaasadeed. Bulshada dhalinyarada ah ee aan shaqeyn (67%) waxaa si wayn uga qayb qaadatay tahriibka aan fadhin iyo ka qayb qaadashada ficiladda xagjirnimmo oo ay ku jiraan kuwa Al-Shabaab taasi oo loo arkay hab kale oo shaqaaleyn ah.

    Iyadoo shaqo la’aanta dhalinyarada ay aad u sareyso aynna si guud u yar tahay ka qayb galka gaar ahaan haweenka shaqooyinka xooggooda, Xukuumadda Soomaaliya waxay aasaasay qorshe horumarin qaran kaasi oo yoolkiisu yahay meelaha ugu muhiimsan, si loo gaaro kobac dhaqaale, abuurista shaqooyinka, in dhug loo yeesho qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo laabtay Kenya, socodka lacagaha xawaaladaha, iyadoo mudnaanta la siinayo shabakadaha bulshada iyo wax ka qabashada xaaladaha bini’aadamnimmo.

    • U diyaargarowga dib u habeynta lacagta ayaa hadda dib u socda.

    Iyadoo qayb ka ah hindisaha dib u habaynta ballaaran ee Soomaaliya Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Dawlada Federaalka ayaa isku diyaarinaysa dib u habaynta lacagta shilin Soomaaliga markii ugu horreysay muddo 26 sano ah si looga hortago lacagaha been abuurka ee faraha ee hadda jira, isla markaana la soo celiyo kalsoonida lagu qabo lacagta qaranka, iyo waliba in loo ogolaado Bangiga dhexe in uu fuliyo hannaan siyaasadeed oo lacagaha lagu hubinayo, Hay’adda IMF ayaa ka caawinaysa xukuumadda talaabooyinka ay tahay in lagu meel mariyo soo saarista lacag cusub.

    • IMF waxay si dhow ula shaqeynaysa Soomaaliya.

    Tan iyo markii uu soo laabtay xiriirka labada dhinac sanadkii 2013, hay’adda IMF waxay soo gabagabaysay laba qiimeyn dhaqaale- tii koowaad ee 2015 ayaa ka dhigan tii ugu horreysay IMF kala tashato wadanka ilaa 1989-kii waayo IMF waxay Soomaaliya ku leedahay dayn, marka kama faa’idi karto amaahda IMF, si kastaba ha ahaatee xukuumadda [Soomaaliya] ayaa ka codsatay IMF macnaha guud ee barnaamijka la socodka dhaqaalaha, tani waxay ka caawisay in uu abuurmo qaab cusub oo lagu taakuleeyo dadaaladda dib u dhiska dhaqaalaha Soomaaliya iyo in la sameeyo siyaasad xisaabtan ah iyo dadaal dib u dhis, sidoo kale dib u yagleelida awoodda hay’addaha, bishii February ayaa la soo gababeeyey dib u eegistaas ugu horeysay.

    • Gargaar farsamo oo shaqeynaya.

    Soomaaliya waxay ka mid tahay ka-faa’idaystayaasha ugu weyn ee IMF farsamooyinka caawinta, taasi oo gacan ka gaysatay dhisida kartida hay’addaha maamulka iyadoo heshay in ka badan 70 tababaro farsamo Iyo safaro farsamo tan iyo sanadkii 2014.Horumar la taaban karo ayaa laga sameeyey diyaarinta miisaaniyada, warbixinta maaliyada, dib u habaynta lacagta, iyo shatiyada.Tusaale ahaan, dawladda ayaa awooday diyaarinta miisaaniyada Qaranka 2014-2017 iyo tan iyo January 2015.

    Sidoo kale dawladdu waxay soo saartay markii ugu horreysay warbixinta maaliyadda ee billaha, iyadoo laga bilaabay hab aad u awood yar iyo isku dhafka hab xisaabeedka Islaamiga ah oo lagu laray nidaamka xisaabaadka reer Galbeedka, shaqaalaha bangiga dhexe ayaa soo saaray qaabka Laysimada bangi, habka warbixinta hannaanka hubinta Bangiyada, hannaan joogto ah oo warbixinta ganacsiyada bangiga,nidaam falanqayn dhaqaale, iyo nidaam keenay in si guud loogula socdo sugnaanta dhaqaalaha guud ee Bangiga, iyadoo Soomaaliya ku socoto inay soo jiidato hay’adaha dhaqaalaha ee caalamiga ah, IMF waxay balaarin doontaa miisaanna saari doontaa dhisidda awoodda dib u dhiska markii loo baahdo.

    Bankiga Adduunka Dhaqaalaha Soomaaliya IMF Six Things to Know About Somalia's Economy Somali Somali economy
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDozens More US Troops Deployed to Somalia
    Next Article Dowladda Ingiriiska oo maamul Goboleedyada Soomaaliya si kala gaara ugu casuuntay shirka London

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo