Browsing: Dhaqaalaha
Xayiraadii dowladda Soomaaliya ku soo rogtay Qaadka ka yimaada dalka Kenya ayaa xaalad kacsan iyo qalalaase ka dhalisay dalkaasi.
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay Qaadka la keeno Soomaaliya sida uu saxaafadda u sheegay wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Hawada Axmed Jaamac…
Suuq casri ah oo wax waliba u dhan yihiin,, noociisuna ku cusub yahay Muqdisho (Muqdisho Mall) ayaa si rasmi ah looga…
Shirkadda Diyaaradaha rasmiga ah ee Air Djibouti ayaa yeelatay diyaarad rakaab qaaday, iyadoo mudd 14-sano ay howlgab ahayd ayaa xaflad dib…
Maamulka Galmudug ee uu hogaamiyo C/kariin Guuleed ayaa heshiis lagu dhisaayo Dekadda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug la saxiixday shirkad…
Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay xoolo nool u dhoofisay dalka Masar, kadib heshiis magaalada Qaahir ka dhacay Bishii Ogost ee…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg uga hor yimid tallaabadii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo dhowaan shaaciyay inuu…
Shir kale oo loo la sheegay in looga hadlayo dhaqaalaha dalka ayaa maaanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka…
Dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada oo saxiixday heshiis ay ku qeybsanayaan Kheyraadka dalka
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku saxiixay heshiis ku saabsan…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan heshiis qarsoodi ah u ansixiyay shirkad lagu magacaabo Simatech International Free Zone oo la sheegay…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa heshiis qarsoodi ah u saxiixday shirkad gaar loo leeyahay mugdi badan ka jiro cidda leh, laakiin saldhigeedu…
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Soomaaliya Cali Jaamac Jangali ayaa shaaciyay mashruuc cusub oo lagu dhisayo Garoon Diyaaradeed…
Masuuliin Soomaali iyo Masaari ah ayaa isla gaaray Heshiis is-af garad ah oo lagu dhisayo shirkad ay leeyihiin Soomaalida iyo…
Seminaar looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya iyo dhinacyada kheyraadka Soomaaliya la maalgashan karo oo ay ka qeyb galeen Wasiiro ka tirsan…
Kalluumaysiga sharci darrada ee sameeyaan maraakiibta waawayn ee ajnabiga ka wadaan Badda Soomaaliyeed ayaa la sheegay in laga helo lacag…
Wasaaradda Ganacsiga dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ogeysiis ku socda Shirkadaha dalka keena badeecooyinka siiba kuwa fadhigoodu yahay Bariga Dhexe…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka war bixiyay…
Howgal ay magaalada Gaalkacyo dhinaceeda Koonfureed ciidamada Galmudug ka sameeyeen oo lagu ugaarsanayay lacag shilin Soomaali faalso ah oo uu…
Xafiiska musuqmaasuqa culus ee Ingiriiska ayaa shaaciyay inuu baarayo eedeymo musuqmaasuq oo ay ku lug leeyihiin shirkado qaabilsa arrimaha shidaal…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay Axadii 19-kii July 2015 in wax ka bedel lagu sameeyo miisaaniyada 2015 oo hore Baarlamaanku…
