Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Dhaqaalaha»Ingiriiska oo baaraya musuqmaasuq lagu eedeeyay Shirkado ay kamid tahay SOMA Oil & Gas

    Ingiriiska oo baaraya musuqmaasuq lagu eedeeyay Shirkado ay kamid tahay SOMA Oil & Gas

    August 1, 20153 Mins Read Dhaqaalaha
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xafiiska musuqmaasuqa culus ee Ingiriiska ayaa shaaciyay inuu baarayo eedeymo musuqmaasuq oo ay ku lug leeyihiin shirkado qaabilsa arrimaha shidaal baarista Soomaaliya, kuwaasoo kala ah:

    soma-oil

    SOMA Oil & Gas Holdings Ltd,

    SOMA Oil & Gas Exploration Limited iyo

    SOMA Management Limited

     

    Warka ka soo baxay xafiiskan oo uu tarjumay Yuusuf Garaad Cumar waa kan hoos ku qoran

     

    [spacer color=”8BC234″ icon=”Select a Icon” style=”1″]

    UK oo baareysa eedeyn Musuqmaasuq Soomaaliya

    Xafiiska [la dagaallanka] Musuqmaasuqa Culus ee UK ayaa xaqiijiyay in uu dembi baaris la xiriirta eedeymo musmuqmaasuq Soomaaliya uu ku sameynayo sharikadaha SOMA Oil & Gas Holdings Ltd, SOMA Oil & Gas Exploration Limited iyo SOMA Management Limited iyo qaar kale.

    Warku wuxuu sheegay in dadka xogta hoose bixiya ay ilo muhiim ah u yihiin baaritaanka kiisaska SFO. Wuxuu raaciyay “Waan soo dhoweyneynaa cid kasta oo xog hoose ka haysa kiisaska aan baareyno oo uu kani ka mid yahay”.

    Dadka waxaa loo sheegay in sirta ay bixiyaan loo xafidi doono. “Waxaad nagula soo xiriiri kartaa hab aan leennahay oo asturan, oo laga soo geli karo barta internetka SFO”.

    Fiiro Gaar ah wuxuu warku bixiyay in SFO lagala xiriiri karo halkan ama barteeda Internetkawww.sfo.gov.uk.

    Waxaa dadka loo tilmaamay in ciddii email u direysa ay raaciso ereyga “SOMA” halka ujeeddada emailka lagu qoro.

    FCO waa Waax Madax bannaan oo Dowladda UK ay leedahay oo mas’uul ka ah baaritaanka iyo dacwad soo oogidda musuqmaasuqa culus ee silloon, laaluushka iyo wax isdaba marinta. Waxaa madax u ah Agaasime, David Green CB QC.

    Afeef: Weriyayaasha warkan soo xiganayaa waxaan ka dalbayaa in aanay waxba ka beddelin cinwaanka iyo qormada inteeda kale, waxba ku darin, waxna ka reebin maaddaama ay tahay xasaasi una qoran tahay hab qaanuuni ah.

    Dhamaad tarjumidii Yuusuf Garaad

    [spacer color=”8BC234″ icon=”fa-star-o” style=”2″]

    [ad name=”HTML”]

    Qoraalka oo af Ingiriis ah ka akhri hoose

    SFO opens investigation into SOMA Oil & Gas

    31 July 2015

    The SFO confirmed today that it has opened a criminal investigation into SOMA Oil & Gas Holdings Ltd, SOMA Oil & Gas Exploration Limited, SOMA Management Limited and others in relation to allegations of corruption in Somalia.

    Whistleblowers are valuable sources of information to the SFO in its cases.  We welcome approaches from anyone with inside information on all our cases including this one – we can be contacted through our secure reporting channel, which can be accessed via the SFO website.

    Notes to editors:

    1. Further details on reporting information to us can be found here or on our website home page, www.sfo.gov.uk. Please ensure that any emails with information relating to this investigation contain the word “SOMA” in the subject line.
    2. Please note that the SFO’s investigation concerns SOMA Oil & Gas Holdings Ltd (registered number with Companies House: 08506858), SOMA Oil & Gas Exploration Limited (registered number: 08619726) and SOMA Management Limited (registered number: 08619760).
    3. The Serious Fraud Office is an independent government department responsible for investigating and prosecuting serious and complex fraud, bribery and corruption. It is headed by the Director, David Green CB QC, who exercises powers under the superintendence of the Attorney General. These powers are derived from the Criminal Justice Act 1987.

     

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    MUSUQMAASUQ Soma Oil & Gas UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSaxafiyiin hor leh oo Ahlu suna ku xirtay Magaalada Dhuusmareeb
    Next Article DEGDEG: Waqtiga doorashada madaxweynaha Jubba oo la shaaciyay & Dastuurkii oo la ansixiyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo