Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ayaa maanta u fariisatay Dhageysigii koowaad ee dacwada dadkii lagu tuhunsanaa inay ku lug leeyihiin Qaraxii 2-da Bisha Febraayo 2016 lala beegsaday Diyaaradda Daallo Airlines.
Maxkamadda oo fadhigeedii koowaad waxaa la hor taagay shaqaale iyo sarkaal ka mida shaqaalaha garoonka iyo dad kale oo ku lug lahaa.
DHINACA SARE KA DAAWO
Wadani.com