Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»FAAHFAAHIN: Alshabaab oo Weerarro kala duwan xalay ka fuliyay Magaalada Muqdisho iyo Afgooye

    FAAHFAAHIN: Alshabaab oo Weerarro kala duwan xalay ka fuliyay Magaalada Muqdisho iyo Afgooye

    July 30, 20181 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarro dhowr ah oo ay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen xalay degmada Afgooye iyo magaalada Muqdisho.

    Koox ka tirsan Alshabaab ayaa weerartay Xarunta African Village ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, Xaruntaas oo ay ku suganyihiin Saraakiil iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada fedraalka Soomaaliya, waxaana halkaasi dagaal ku dhex maray ciidamo ilaalo ka ah xaruntaasi.

    Weerar kale ayaa ka dhacay fariisimo ay ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya ku leeyihiin Xaafada Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho, halkasoo dadka degaanka ay soo weriyeen dagaal daqiiqo socday oo hubka noocyadiisa kala duwan la isu adeegsaday.

    Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaa in Alshabaab ay weerarro dhowr jiho ah ku qaaday fariisimada ciidamada dowladda, waxaana weerarka hor uu ka dhacay Goob isbaaro ah oo ku taallay afka hore ee Afgooye, iyadoo la sheegay in ciidamadii halkasi ku sugnaa ay ka baxeen.
    Weerar kale ayaa isla xalay ka dhacay bar koontarool oo ku taalla inta u dhexeysa Lafoole iyo Ceelasha, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.
    Weerarrada Alshabaab  xalay ka fulisy Muqdisho iyo Afgooye ayaa la sheegay inay dhaliyeen qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
    Alshabab Muqdisho Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo booqday Mashaariic ay fulineyso Dowladda Ereteriya [Daawo Sawirro]
    Next Article C/raxmaan C/shakuur: “Cudurdaarka Madaxweyne Farmaajo ee ‘Qalbi-dhagax’ Saddex Qodob ayaa ka dhiman”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo