Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»FAAHFAAHIN: Dilal 24-kii saac ee ugu danbeeyay ka dhacay Muqdisho & Afgooye [Yaa ka danbeeyay..?]

    FAAHFAAHIN: Dilal 24-kii saac ee ugu danbeeyay ka dhacay Muqdisho & Afgooye [Yaa ka danbeeyay..?]

    November 19, 2019Updated:November 21, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dilal kala duwan oo saacadihii ugu danbeeyay ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye oo lagu dilay ilaa afar qof.

    Falka hore ayaa ka dhacay Xaafadda Silliga Mareykanka ee degmada Wadajir, halkaasoo ay ciidamada Amiga ku rasaaseeyeen nin Bistoolad ku hubeysnaa oo laga shakiyey, kadib markii uu diiday amarkii ciidamada, waxaana isagoo dhaawac ah uu isku dayey inuu baxsado, iyadoo markii danbe lagu dilay xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan.

    Ninkan dableyda ah ayaa la sheegay inuu dhaawacay askari Boolis ah, kadibna uu doonayey inuu baxsado, laakiin ay ciidamadu ka daba tageen oo ay toogteen ninkaasi, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay howlgallo ay qaadeen ciidamada oo muddo toddobaad ah lagu dilay xubno Alshabaab ah oo dilal khaarijin ah fulinayey.

    Falka labaad ayaa ka dhacay xaafadda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan markii koox burcad ah ay toogten wiil dhalinyaro ah, kaasoo ay ka dhaceen telefoon Mobile ah oo uu watay, kadibna ay toogasho ku dileen.

    Degmada Afgooye ayaa lagu dilay nin lagu magacaabi jiray Cali Maxamed Dhuun, kaasoo la sheegay inuu ka mid ahaa ergadii soo dooratay Xildbibaannada Koonfur Galbeed ee waqtigooda uu dhamaaday, waxaana goobta ka baxsaday dableydii dilkaasi geysatay.

    Dhinaca kale isla degmada afgooye waxaa isla xalay lagu dilay Nuur Faarax Nuur oo ahaa isu-duwihii wasaaradda maaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee degmada Afgooye, waxaana baxsaday dableydii falkaasi geysatay.

    Falkan oo ahaa kii labaad ee ka dhacaya Afgooye saacado gudahood ayaa warar kala duwan kasoo baxeen, waxaana saraakiisha Amniga ee degmada Afgooye laga soo xigtay in dilkaasi aaney ka dambeyn Al-shabaab balse ay garanayaan dadkii ka danbeeyay falkaasi.

    Magaalada Gaalkacyo ayaa sidoo kale xalay lagu dilay Taliyihii Nabadsugidda Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Aadan Xaashi Cilmi, waxaana dikiisa sheegtay Alshabaab.

    Afgooye Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWaanwaan laga dhex bilaabay xukuumadda Somaliland & Xisbiga Waddani [Akhriso Qoddobo la isla qaatay]
    Next Article Beel kalsoonida kala noqotay xildhibaankii ugu jiray Baarlamaanka Somalia [Dowladda oo olole cusub ku furtay…]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo