Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeyaa gaari lagu soo xiray walxaha qarxa oo maanta lagu qarxiyay agagaarka Buundada Ansalooti ee Degmada Xamarjajab, magaalada Muqdisho iyadoo lagu dilay InjineerSiidow Cusmaan Cali oo ka shaqeynayay dhismooyinka Madaxtooyada Somalia.
Injineerka oo dhaawac xun ka soo gaaray qaraxa ayaa Isbitaalka Daarushifa ee Magaalada Muqdisho markii dambe ku dhintay.
DAAWO SAWIRADA
[ad name=”HTML-1″]
[ad name=”HTML”]
Wadani.com
[ad name=”HTML-7″]