Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Faahfaahin: Kulan magaalada Doha dhex maray Farmaajo iyo Amiirka Dalka Qatar

    Faahfaahin: Kulan magaalada Doha dhex maray Farmaajo iyo Amiirka Dalka Qatar

    March 6, 2022Updated:March 6, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waa kuma Wasiirka kaliya ee la socda Farmaajo safarkiisa dalka Qatar..?

    Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa saaka magaalada Doha ku qaabilay Madaxweynaha xilka sii haya ee mudo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

    Kulanka labada dhinac ayaa sida ay qortay Wakaalada Wararka ee dalka Qatar, waxaa looga hadlay xiriirka iskaashi ee labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa, loogana horumarin lahaa dhinacyada kala duwan, iyadoo sidoo kale arrimo dhowr ah oo khuseeya gobolka iyo caalamka.

    Farmaajo ayaa mahadcelin balaaran u jeediyay Amiirka dalka Qatar Tamin Bin Hamad, isagoo uga mahadceliyey dadaalka ay ugu jirto dowladda Qatar sida uu yiri iyo taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaoda, gaar ahaan dhinacyada horumarka iyo dhaqaalaha.

    Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Qatar Sheikh Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani, Sheikh Saud bin Abdul Rahman Al Thani, madaxa Maxkamadda Emiri iyo Mudane Sheikh Mohammed bin Hamad bin Qassim Al Thani, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.

    Waxaa dhanka Soomaaliya uga qeyb galay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Khaliif Cabdi Cumar oo ah wasiirka kaliya ee Farmaajo ku wehliya safakiisa dalka Qatar.

    Warar hore usoo baxay ayaa lagu ogaaday in madaxada dowladda Qatar ay Farmaajo kala hadlayaan arrimaha Doorashada iyo taageerada Farmajo ku doonayo inuu mar kale kusoo noqdo xilka.

    Amir Tamim Farmaajo Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLa-yaabka Doorashada 2022: Wasiir Malxiis ahaa oo laga waayey Goobtii Doorashada!
    Next Article Kursigii ugu horeeyay ee Xildhibaan oo xilli Habeen ah lagu doornayo magaalada Gaalkacyo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo