Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Faahfaahin laga helay Ciidamada Nabad ilaalinta ee Somalia u direyso dalka Koonfurta Suudaan [Faahfaahin]

    Faahfaahin laga helay Ciidamada Nabad ilaalinta ee Somalia u direyso dalka Koonfurta Suudaan [Faahfaahin]

    November 24, 2018Updated:November 25, 20181 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyey tirada ciidamada ay u direyso dalka Koonfurta Suudaan, iyadoo ay ciidamadaasi qeyb ka noqon doonaan ciidamada difaaca Goboolka ee la geynayo dalkaasi oo dalalka IGAD ay dirayaan.

    Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ciidamadaasi ku yeelan doono 99 askari oo dal waliba qeyb ahaan ug biirinayo ciidamada loo yaqaan “Regional Protection Force”, halkala dalalka Suudaan iyo Uganda ay dalkaasi u dirayaan ciidamo gaaraya 499 dal waliba.

    Ciidamada IGAD ayaa la shaqeyn doona ciidamada dalka South Sudan ku sugan ee Q/Midoobay oo loo yaqaan UNMIS oo difaacaya dadka shacabka ah iyo madaxda, waxaana go’aanka ciidamadaasi loogu dirayo qaatay madaxda IGAD.

    Soomaaliya ayaa ka mid noqotay dalalka IGAD ee ciidamada nabad ilaalinta u diraya dalalka Koonfurta Suudaan, waxayna direysaa 99 askari, kadib heshiis ay IGAD kasoo shaqeysay oo dhowaan lagu saxiixay magaalada Addis ababa.

    Shir Madaxeedkii Goboleedka IGAD ee Addis ababa lagu qabtay bartimihii bishii September ayaa lagu go’aamiyey inay IGAD kala shaqeyso Golaha ammaanka xaqiijinta in ciidamo goboleedka difaaca ee Regional Protection Force (RPF) la geeyo lahaa Koonfurta Suudaan, iyagoo  ka imaanaya dalaka Sudan, Uganda, Jabuuti iyo Somalia.

    Soomaaliya oo ay ka howlgalaan ciidamo ka socda Midowga Afrika ayaa iyaduna ciidamo u direysa dal ka tirsan IGAD.

    IGAD Jubba RPF Somalia South Sudan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliye ka tirsan Ciidamada Dowladda oo lagu dhaawacay Weerarkii duleedka Balcad & Gaari la qabsaday
    Next Article AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray kulankii Madaxweynayaasha dalalka Somalia & Uganda [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo