Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Faahfaahin: Mareykanka oo Duqeyn ku dilay Jeneraalkii ugu caansanaa Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan ee dibada ka howlgala…

    Faahfaahin: Mareykanka oo Duqeyn ku dilay Jeneraalkii ugu caansanaa Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan ee dibada ka howlgala…

    January 3, 2020Updated:January 4, 20202 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa shaacisay inay duqeyn ku dishay Jeneraal Qaasim Suleymani oo hoggaaminaya Guuto ka mida ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan ee loo yaqaan Qudus oo ka howlgala dalal badan ka mida Bariga Dhexe.

    Duqeyntan ayaa aroortii Jimcihii saaka ka dhacday meel u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Baqdaad, xilli uu halkaasi gaaray, isagoo ka yimid dalka Siiriya; waxaana la sheegay inay la dhinteen hoggaamiyeyaal ka tirsan maleeshiyooyin reer Ciraaq ahoo uu ka mid yahay Abuu Mahdi Almuhandis ku xigeenkii maleeshiyada ciidamada Ciraaq raacsan ee Xashdi Alshacbi, arrin loo arkay inay tahay xiisad colaadeed oo halis ah, taasoo keeni karta inay isku dhacaan Mareykanka iyo Iiraan.

    Dowladda Mareykanka waxaya xaqiijisay inay duqeyn cirka ah ku dishay Jeneraal Qasem Soleymani, taasoo ahayd tallaabo ka hortag ah, iyadoo ku eedeysay inuu waday qorshe halis ku ah danaha Mareykanka, kana mas’uul ahaa weerarkii dad bannaanbaxayaal ah ku galeen safaaradda magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.

    Wasaaradda gaashaandhiga ee Mareykanka ayaa sheegtay in dilka Qasem Soleiman uu amray Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump. Soleimani ayaa lagu dilay meel aan ka fogeyn garoonka diyaaradaha ee Baqdad ee dalka Ciraaq.

    Qaasim Suleymani oo ahaa 62 sano jir, waxaana ciidamadiisa ka howlgala dalalka dibadda sida dalalka Iran, Ciraaq, Lubnaan, Suuriya iyo Yemen u ahaa nin aad looga baqo, iyadoo la wada sugayo kulan degdeg oo ah leeyihiin madaxda dowladda Iiraan oo aan la ogeyn jawaabta ay ka bixin doonto.

    Madaxweynaha iiraan ayaa cambaareeyay falka Mareykanku ku dilay Jeneral Qaasim Suleymani, taasoo uu sheegay inuu muujinayo taagdarrada Mareykanka. halka wasiirka difaaca dalkaasi uu sheegay in Mareykanka uu ku dhaqaaqay fal qar iska tuurnimo ah oo uu ka shaleyn doono.

    Iran Top Trend US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabab oo dad Kenyan ah ku dishay Weerar lagu qaaday Gaari Bas ah iyo Ciidamada Kenya oo shaaciyey Wararka ayaa sheegaya cusub
    Next Article Sidee loo dilay Qaasim Suleymaani? (Jeneraalkii loogu cabsida badnaa Bariga Dhexe & hoggaamiyihii Guutada Qudus ee Iiraan)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo