Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Faahfaahin: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Gaalkacyo, Goob lagu soo dhoweyn lahaa Ra’iisal wasaare Rooble

    Faahfaahin: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Gaalkacyo, Goob lagu soo dhoweyn lahaa Ra’iisal wasaare Rooble

    December 18, 2020Updated:December 18, 20201 Min Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ahaa oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan qeybteeda Koofureed ee magaalada ee ay ka taliso dowlad goboleedka Galmudug.

    Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa uu ka dhacay afaafka hore ee garoonka Cabdullaahi Ciise, halkaasoo ay ku sugnaayeen dadweyne badan oo soo dhaweyn lahaa Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo booqan lahaa Magaalada.

    Qaraxa ayaa la sheegay inuu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa, oo isku qarxiyay goob ay ku sugnaayeen ciidamo iyo qaar ka mid ah ilaaladdii horudhaca aheyd ee Ra’isul wasaaraha, oo xilliga qaraxa dhacayay la sheegay in Garoonkaas laga sugayay.

    Dadka Qaraxa ku geeriyooday, waxa kamid ah Taliyihii Qaybta 21-aad ee Ciidamada Milateriga Soomaaliya Gen Qooje Dagaari, Duqii hore ee Gaalkacyo Qaybta Puntland Maxamud Yaasiin Tumay iyo Saraakiil kale ,waxa sida oo kale jira shacab inkasta oo aan la xaqiijin karin tirada rasmiga ah ee dhimatay ama dhaawacantay.

    Waxaa qaraxa ku dhaawacmay sarkaal ka tirsan ciidamada, iyadoo uu qaraxu dhacay inta uusan garoonka gaarin Ra’iisal wasaare Rooble oo lagu soo dhoweyn lahaa.

    Gaalkacyo Qarax is-miidaamin Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article“Farmaajo waa inuu 9-ka Febraayo 2021 u diyaar garoobaa Maxkamad.. Sharciga ayaa la hor geynayaa…”
    Next Article AKHRISO: Magacyada saraakiisha & Mas’uuliyiinta lagu dilay Qarixii is-midaaminta ahaa ee Gaalkacyo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo