Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxday Qarax maanta ka dhacay degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.
Qaraxan ayaa ahaa mid lagu xiray Gaari uu watay shaqsi lagu magacaabo Mustaf Jeylaani Abuu Shiikh oo ka mida shacabka magaalada Muqdisho.
Qasaaraha qaraxa ayaa la sheegay ilaa iyo hadda yahay dhaawac culus oo ka soo gaaray muwaadinta loogu xiray gaarigiisa oo kula qarxay isgoyska Maanaboolyo ee degmada Shibis magaalada Muqdisho.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Wadani.com