Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»FAAQIDAAD: Maxay ku kala duwan yihiin booqashadii Muqdisho ee Boris Johanson & Philip Hammond..? -SAWIRRO

    FAAQIDAAD: Maxay ku kala duwan yihiin booqashadii Muqdisho ee Boris Johanson & Philip Hammond..? -SAWIRRO

    March 15, 2017Updated:March 15, 20172 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta 15 Maarso 2017 booqasho ku yimid magaalada Muqdisho xoghayaha arrimaha dibadda Britian Boris Johanson oo la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Ka sokow soo dhoweyn ay ka muuqatay nidaam darro iyo fowdo oo la waayay cid u qalanta oo garoonka ku soo dhoweysa xoghaya UK ayaa waxaan dib u eegeynaa waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin booqasho tan la mida oo xoghayihii hore arrimo dibadeedka UK Philip Hammond ku yimid Muqdisho June 2, 2016.

    Maxay isaga mid yihiin labada booqasho..?

    1- Inay qarsoodi ahaayeen, sida caadiyan ka dhacda dalalka xaaladoodu aanay caadiga ahayn arrimo ammaan dartood. 

    2- In laga qariyay wasaaradda arrimaha dibadda oo labada booqasho ay isku koobeen shaqaalaha madaxtooyada ee labada madaxweyne. (AKHRI XASAN SHEEKH)  AMA (AKHRI FARMAAJO)

    3- Inaan loo sameyn soo dhoweyn rasmi ah labada xoghaye oo aan khaladaadkii hore waxba laga baran.

    4- In wasiiradii shaqada ku lahaa hor istaago la-kulanka madaxda noocan oo kale ah oo shaqaalaha madaxtooyada isku koobeen.

    MAXAY  KU KALA DUWANAAYEEN..?

    Halka qodob ee labada booqasho oo ay Muqdisho ku yimaadeen xoghayeyaasha Arrimaha dibadda Britian wuxuu  ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh uu Philip Hammond kula kulmay Garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde, halka Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu kula kulmay Villa Somalia.

    Qodobkan danbe ayay soo dhoweeyeen dad badan oo ogaa ololihii doorashada ee Farmaajo, inkastoo kulamo badan uu u tegay Garoonka Aaden Cadde waxaa laga sugayaa inuu ku adkeysto qaabilaadda Madaxweynaha inay ka dhacdo xafiiskiisa.

    HOOS KA DAAWO SAWIRRADA LABADA KULAN


    SOCDAALKII BORIS JOHANSAN EE MUQISHO  – Maarso 2017

     


    SOCDAALKII PHILIP HAMMOND EE MUQDSHO June 2016

    Wadani.com
    Boris Johnson Mogadishu Philip Hammand Top UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Kheyre oo u yeeray Madaxda Midowga Afrika iyo AMISOM ee Soomaaliya [Sawirro]
    Next Article Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britian oo ku dhawaaqay sababtii uu Muqdisho u yimid (Akhriso Qoralkiisa)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo