Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Faarax Macalin oo si kulul u weerarray siyaasiyiinta Qarandumiska sida Cumar C/rashiid & C/raxman C/shakur [Daawo]

    Faarax Macalin oo si kulul u weerarray siyaasiyiinta Qarandumiska sida Cumar C/rashiid & C/raxman C/shakur [Daawo]

    December 28, 2017Updated:December 28, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faarax Macalin oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaalida ee kasoo jeeda Kenya ayaa si kulul uga hadlay go’aanka ay shaqsiyaadka mucaaradka ku ah Dowladda Soomaaliya ku duminayaan Qaranka Somalia.

    Faarax Macalin waxa uu sheegay inay nasiib daro tahay in shaqsiyaad raja ka qaba inay maamulaan Somalia, ay hadana ku faanaan inay yihiin  Jawaasiis shisheeye ay dhaqaale ku qaatan duminta dalkooda. Faarax waxa uu sheegay inaanu jirin sharci dhigaaya “Xasaanad furan’’ balse diblomaasiga iyo Siyaasiga madaxa bannaan ay leeyihiin xasaanad cayiman oo aanu sharci ka boodi karin.

    Siyaasiga Faarax Macalin oo wareysi siiyay TV-ga RTN ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Soomaaliya ay kusii noolaadan shaqsiyaad ku faanaya inay yihiin Jawaasiis shisheeye oo dhibaateynaya Qaranimada Somalia, wuxuuna tilmaamay inay mudan tahay in sharciga lala tiigsado.

    “Ninka qaaday mas’uuliyadda ee ku dhaartay kitaabka alle inoo qaado talaabo lamid ah tii lagu weeraray C/raxmmaan C/shakuur waxba kama qabo waana arrin muhiim ah oo loo baahan yahay’’ ayuu yiri Faarax Macalin  oo si dadban u weerary siyaasiyiinta uu ka mid yahay C/raxmaan C/shakuur.

    Waxa uu sheegay in shaqsiyaadka ku faana inay u shaqeeyan shisheeyaha uu kamid yahay Ra’isul wasaarihii hore ee Somalia Cumar C/rashadii oo la ogyahay inuu la shaqeeyo Imaaraadka iyo dowlado kale, sida uu hadalka u dhigay.

    C/raxmaan C/shakuur Cumar C/rashiid Faarax macalin Qarandumis Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaafhaahin: Diyaarada Dagaal oo duqeysay Gaari Qaraxyo sidey kuna soo jeeday Muqdisho
    Next Article TOOS U DAAWO: Musaabadda furitaanka Xarunta Hagista Duulimaadyada Hawada Somalia ee Muqdishi

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo