
DHAGEYSO FAARAX QARE
Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Badaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) ayaa digniin ka soo saaray xaalada cimilada iyo dabeylaha ku wajahan xeebaha Soomaaliya, siiba xeebaha Waqooyi Bari oo ay saameyn weyn ku leeyihiin duufaanta Chapala.
Admiral Faarax Qare wuxuu kaluumeystada iyo dadka u dhow xeebaha siiyay tallooyin ku saabsan qaabka ay tahay inay ula macaamilaam xaaladaha ku soo fool leh.
Wadani.com