Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Facebook oo bilaabay Barnaamijka “Iga yara aamus” oo lagu xayiro Saaxiibada Qeylada badan

    Facebook oo bilaabay Barnaamijka “Iga yara aamus” oo lagu xayiro Saaxiibada Qeylada badan

    December 25, 20172 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ma dhibsataa in aad aragto sawirro iyo waxyaabo badan oo ay soo daabacaan dad kala duwan ama shirkado iyo asxaabtaada aad taqaano?

    Haddaba waxaad u baahan tahay in aad isticmaasho barnaamijka cusub ee Facebook ay soo kordhisay ee ay u bixisay “Snooze”. Wuxuu kuu fududeynayaa in aad si ku meel gaar ah isaga joojiyo qofka aadan dooneyn in aad aragto farriimaha uu baahinayo ee had iyo jeer qeyalada badan kana dhex bixin facebook.

    Shirkadda Facebook waxay sheegtay in macaamiisheeda ay u fududeyneyso in ay iska xiraan farriimaha saaxiibbadooda ama bogagga ay ku xiran yihiin. Fikradda waxay tahay in dadka Facebook isticmaala ay iyaga maaamulaan wararka ama sawirrada ay arki karaan.

    Waxaa suuragal ah in aadan arkin barnaamijkan cusub, balse waxaa badhankan ka heli kartaa dhanka sare ee midigta ee farriin kasta oo aad ku arkeyso Facebook-ga.

    Haddii aad badhankaasi ku dhufato, mardambe ma arkeysid waxyaabaha ay soo daabacaan dadkaas, bogagga ama kooxaha, muddada aad adiga dalbato in aad iska yara aamusiiso.

    Facebook post

    “Waxaan maqalnay dadka oo dalbanaya in ay u baahan yihiin barnaamijyo badan oo ay ku xakameeyaan waxyaabaha ay ku arki karaan Facebook, iyo xilliga ay u baahan yihiin in ay arkaan,” ayaa lagu yiri warbixin ka soo baxday shirkadda.

    “Barnaaamijkan cusub – Snooze – uma baahnid in aad qofka iska wada saartid si joogto ah (unfollow ama unfriend), balse waxaad muddo kooban iska joojin kartaa in aad aragto farriimahooda ,” ayey tiri Facebook.

    Haddii mar un aad qof aad taqaano isku dagaasheen in aad ka saartay facebook-gaaga, shirkadda waxay u muuqataa in arrintaas ay ka hortageyso.

    Dadka, bogagga ama kooxaha “aad iska yara aamusiiso”, ma ogaan doonaan arrintaasi.

    Waa adiga keligaa qofka ogaanaya marka ay dhammaato muddada aad iska joojisay, sidoo kale waad ku dari kartaa haddii weli aadan dooneyn in aad aragto waxyaabaha ay doo bandhigaan.

    Baraha bulshada Facebook Snooze Xulashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkii Baarlamaanka Federaalka & kuwa Maamul Goboleedyada oo Baydhaba ka furmaya [Khilaafkii labada Aqal…]
    Next Article Xaruntii Agoonta Ciidamada Booliska ee magaalada Muqdisho oo dib loo furay [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo