Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Fadeexada tababarihii xulka Ingiriiska oo saameyn ku yeelatay mas’uuliyiin cusub

    Fadeexada tababarihii xulka Ingiriiska oo saameyn ku yeelatay mas’uuliyiin cusub

    September 30, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Fadeexadii keentay inuu shaqada iska casilo tababarihii xulka Ingiriiska Sam Allardyce ayaa laga cabsi qabaa inay galaafato xubno oo xilal tababarenimo ka haya kubadda cagta Ingiriiska.

    sam

    Caddeymo ku saabsan ilaa 8 qof oo isugu jira tababareyaal iyo caawiyeyaal ayaa la sheegay in loo gacan geliyay xiriirka FA-da ee Ingiriiska, waxaana ay arrintan salka ku heysaa gacan saddexaad oo ku lug yeelatay kala iibsigaa ciyaartoyada tegaya Ingiriiska iyo lacago lagu kala qaatay howl fududeyn.

    Allardyce waxa uu tababare u ahaa xulka Ingiriiska 67 maalmood oo keli ah, markii fadeexadan galaafatay shaqadiisii. Waxaana lagu helay video laga duubay isagoo bixinaya talo ku saabsan sida la  isu dabamariyo shuruucda kala wareejinta ciyaartoyda.

    Allardyce, oo 61 sano jir ah, ayaa laga duubay muuqaal isagoo sheegaya inaysan dhibaato ahayn in sharciga la baalmaro oo qof sedaxaad uu yeesho ciyaaryahan xilliga kala wareejinta, ayna jiraan dalaaliin uu garanayo oo muddo arrintaasi ka shaqeynayay.

    Baaritaanka uu wargeyska The Telegraph sameeyay waxaa sidoo kale lagu sheegay in heshiis ay ku baxday £400,000 uu Allardyce galay isagoo adeegsanaya xilkiisa tababarenimo. Waxaa lagu xusay baaritaanka in shirkad lagu magacaabo Maalgashadayaasha Far East uu u noqday qofka ku matalaya kullan muhiim ahaa.

    Kooxda Southampton ayaa sheegtay inay baareyso kaaliyaha koowaad ee koxoda Eric Black ayaa la sheegay inuu baaritaan ku socdo isla kiiskan markii uu ka soo dhex muuqday, waxaa kaloo baaritaan kale lagu hayaa tababarraha kooxda Jimmy Floyd Hasselbaink oo waanwaan ka galay sidii uu laaluusha dhan  55,000 Gini uga qaadan lahaa shirkadda Far East.

    Kubadda cagta Ingiriiska ayaa laga cabsi qabaa inay soo wajahaan mowjado is-casilaad ah kadib markii la ogaado xubnaha kale ee ku lugta leh kiiska fadeexadeed ee uu isu casilay tababarihii xulka Ingiriiska Sam Allardyce.

    FA Sam Allardyce Sports UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXasan Sheekh oo lagu heysto Duqeyntii Mareykanku ku dilay Askar ka tirsan Galmudug
    Next Article AKHRISO: Galmudug oo Qoraal xasaasi ah ka soo saartay Duqeyntii Mareykanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo