Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Fadeexadii ugu weyneyd ee ku soo baxday Xiriirka K/Cagta Afrika ee CAF oo lugaha la gashay 100 Mas’uul & Garsoore

    Fadeexadii ugu weyneyd ee ku soo baxday Xiriirka K/Cagta Afrika ee CAF oo lugaha la gashay 100 Mas’uul & Garsoore

    June 7, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Fadeexadii ug weyneyd ee uu ku lug yeesho xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa soo shaac baxday iyadoo in ku dhow 100 xubnood ay ku lug leeyhiin.

    Baaritan uu sameeyay saxafi u dhashay dalka Ghana Anas Aremayaw Anas  oo socday muddo 2 sano ah ayaa soo bandhigay mas’uuliyiin iyo garsooreyaal kubadda cagta Afrika ka tirsan oo qaadanaya lacago hadiyad lagu sheegay si ay wax uga bedelaan natiijooyinka ciyaaraha afrika iyo kuwo caalami ah.

    Waxaa la shaaciyey in ka badan boqol qof oo isugu jira garsoorayaal iyo mas’uuliyiin sarsare ayaa muuqaal laga duubay ayaga oo qaadanaya lacago khilaafsan shuruucda FIFA iyo kuwa xiriirka kubadda cagta ee Ghana.

    Muuqaalladan uu duubay weriyaha Ghana u dhashay ee Anas Aremayaw Anas isagoo iska dhigaya weriye maalgashanaya kubadda cagta, waxayna dhaliyeeny in su’aallo badan la iska weydiiyo qaabka loo maareeyo kubadda cagta Afrika

    Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa sheegay in Aden Range Marwa oo u dhashay Kenya kana mid ah garsoorayaasha loo xushay qabashada koobka adduunka aanu ka qeybgeli doonin tartankaasi ka furmaya Ruushka, ka dib markii muuqaal laga duubay asagoo qaadanaya 600 oo dollar oo hadiyad lagu tilmaamay.

    Waxaa lacagtaasi Marwa siiyay weriye si qarsoodi ah u hawlgalayay oo isaga dhigay inuu ka tirsan yahay maamulka koox ka dheesha dalka Ghana. Garsooraha ayaa beeniyay inuu wax khalad ah sameeyay.

    Kwesi Nyantakyi oo ka tirsan guddiga FIFA una dhashay Ghana, ayaa sidoo kale ka mid ah dadka lagu helay fadeexaddan. Ninkan oo ah kan labaad ee ugu awoodda badan kubadda cagta ee Afrika, ayaa la arkay asaga oo lacag dhan 65 kun oo dollar ka qaatay weriye isaga dhigay inuu doonayo maalgashi uu ku samaysto kubadda cagta ee Ghana. Kwesi ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo arinkaasi.

    Afrika CAF FIFA Sports
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo weerar ku qabsaday degaan Magaalada Baydhaba u jira 25 KM & Wararkii ugu danbeeyay
    Next Article Ciidamada Amniga oo Nin burcad ahaa toogasho ku dilay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo