Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Fahad Daahir oo u xuub siibtay Xildhibaan iyo Arrin uu shaaciyey inuu uga dayn doono Khadija Diiriye

    Fahad Daahir oo u xuub siibtay Xildhibaan iyo Arrin uu shaaciyey inuu uga dayn doono Khadija Diiriye

    February 20, 2022Updated:February 20, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dooarshada lix kursi oo ka mid ah Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ee xubnaha kasoo galaya maamulka HirShabelle, ayaa maanta ka dhacady magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

    Kursiga u horreeyey ee doorashadiisa la qabtay ayaa ah kursiga HOP#086, waxaana ku tartamayay Fahad Daahir Axmed oo ah La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday, horeyna usoo noqday Agaasimha hay’adda Nabad-sugidda NISA.

    Fahad ayaa helay 70 cod, halka musharraxa la tartamayey Axmed Dayib Axmed uu helay 24 cod, waxaa la sheegay inay saddex cod ay xumaadeen.

    Khudbad uu jeediyey Fahad Daahir doorashadiisa kadib ayuu ku sheegay inay ugu horeysay tan ugu horeysay doorasho oo loo codeeyo. “Doorasho dadban Shuban (dhib) ayaa ka horeeya ee haloo askeysto. Walaashey Khadiija Diiriye oo halkan taagan mar labaad iyo mar saddexaad si loogu soo noqdo iyada ayaan ka baran doonaa” ayuu yiri Fahad Daahir

    Kursiga Fahad ku guuleystay ayaa waxaa Golaha Shacabka ee muddo xileedkiisu dhammaaday ku fadhiyey xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo hadda arrimo caafimaad ugu maqan dalka India.

    Dhinaca kale, ka hor inta aysan dhicin doorashada maanta ayaa guddiga doorashada ay sheegeen inay hakiyeen doorashada kursiga HOP086. Waxaana cad inay natijada kursigan rasmi ahaan u ansixin doonin Guddiga doorashada heer federal iyo in kale. Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in lala wareegay cinwaanadii ay ku lahaayeen Baraha Bulshada.

    Fahad oo magacii lagu yaqiin u bedeshay Fahad Daahir Axmed ayaa awood dheraad ah saaray si uu kursi xildhibaan u helo, waxaana lagu micneeyay inuu ahaa xasaanad raadis, isagoo ku eedeysan denbiyo badan oo uu ku galay magaca Hay’adda NIS ee uu madaxda ka ahaa.

    Doorashada Fahad Yaasiin Hirshabeelle Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article“Shirkadaha Heshiiska lala galay ma aha kuwo soo saara Shidaal, waxayna Berri hor istaagayaan..”
    Next Article Liiska Xildhibaanada kasoo baxay Beledweyne iyo Guddiga FEIT oo diiday aqoonsiga Kursiga Fahad Daahir

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo