Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Fahad Yaasiin: “Mahad Salad wuxuu abaabulay in la dilo Ra’iisal Wasaare..” (Akhriso 6 Kiis)

    Fahad Yaasiin: “Mahad Salad wuxuu abaabulay in la dilo Ra’iisal Wasaare..” (Akhriso 6 Kiis)

    June 12, 2022Updated:June 12, 20223 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji ayaa ku eedeeyay agaasimaha cusub ee Hay’adda NISA Mahad Maxamed Salaad inuu shaqaale u yahay Alshabaab, kana danbeeyay weerarro agagixiso oo dalka ka dhacay.

    “Madaxweyne Xasan Sheekh aqoon uma laha Mahad Salaad, haddii uu si fiican u garan lahaa uma magacaabin NISA” ayuu wareysiga ku yiri Fahad Yaasiin ooi sheegay inuu aad uga naxay markii uu maqlayuin agaasimaha cusub ee NISA loo magacaabay Mahad Salaad.

    Wuxu usheegay inuu farriin u diray Madaxweyne Xasan sheegay, ugana digay inuu xilkaasi u magacaabo mahad Salaad, farriintiisna ay gaartay, wuxuu kaloo intaas ku daray in Mahad Salaad uu ku xiran yahay Alshabaab, isla markaana markii la magacaabay Ra’iisal wasaare Rooble ay u sheegeen dadka uu ka mid yahay ee xiriirka la leh Alshabaab.

    “Saraakiisha NISA haddii ay la wadagaan Sirta Qaranka Agaasimaha cusub ee NISA Mahad Salaad, wuxuu la mid yahay qof sirtii Qaranka u dhiibay qofkii laga ilaalinayay…” ayuu yiri Agaasimihii hore ee NISA oo qeybtii saddexaad ee wareysiga lala yeeshay la baahiyey maanta.

    “Waxaan qiyaasayaa in Madaxwyenaha uu khalad weyn ku galay inuu Mahad Salaad u dhiibo Hay’addahaas oo kale, qofka loo dhiibayo waa in la baaraa… Mahad Salaad dadka Soomaaliyeed dhibaatooyin aad u waaweyn ayuu u geystay, khatar ayuuna ku yahay jiritankooda…” ayuu yiri Fahad yaasiin.

    Fahad ayaa sidoo kale Mahad Salaad ku tilmaamay inuu ka mid ahaa dad ay xogtooda hayeen oo mar kasta khataroahoda ka hortegi jireen, isla markaana… dembiyo waweyn ayuu ka galay, isagoo ku dhuumanaya xasaanadii Baarlamaanka.

    Falalka Argagxixiso ee Fahad Yaasiin ku eedeeyay inuu abaabulay Mahad Salaad, waxaa ka mida:

    1- Inuu baaburta qaraxyada soo geliyo magaalada Muqdisho, kana mid yahay dadka caawiya ee la shaqeeya Alshabaab.

    2- Wuxuu isku dayey inuu dilo oo khaarijiyo mid ka mida Ra’iisal Wasaareyaashii dalka soo maray, kaasoo ku fakaday 25 daqiiqo uga badbaadaya in la dilo.

    3- Kulan ay lahaayeen labada Aqal Baarlamaanka, kana dhici lahaa Dugsiga Sare ee Booliska, inuu laba gaari oo qaraxypo ay u diyaariyey, kaasoo ay ka hortageen, lana baajiyey. Fahad wuxuu sheegay inuu arrintan kala hadlay Cabdi Xaashi iyo Maxamed Mursal.

    4- Inuu Mahad Salaad ka danbeeyay dilka Taliyihii NISA Qooje-yare oo Dhuusamareeb duleedkiisa lagu dilay.

    5- Inuu Mahad Salaad ka danbeeyay Qarixii magaalada Gaalkacyo ee lagu dilay Taliye Qooje iyo taliyeyaashii Danab.

    6- Inuu abaabulo, iibiyo, kadibna rido Hoobiyeyaasha magaalada lagu weerarro

    Eedeynta Fahad Yaasiin ee xilligan soo baxday, kuna socota Mahad Salaad ayaa dad badan yaab ku noqotay, waxaana la filayaa inay dhaliso jawaab celin badan, iyadoo laga sugayo agaasimaha cusub ee NISA inuu iska difaaco eedeymahan.

    Fahad Yaasiin Mahad Salaad Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQodobadda Heshiiska ay gaareen Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada
    Next Article War-murtiyeedkii 7 Qodob ah oo laga soo saaray ShirkII Golaha Wadatashiga Qaran (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo