Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»FARMAAJOOW MA SIDAAN BAAD NOQOTAY?: Waa dhacdo Musuq ah oo qabsatay Muwaadin !

    FARMAAJOOW MA SIDAAN BAAD NOQOTAY?: Waa dhacdo Musuq ah oo qabsatay Muwaadin !

    August 8, 20172 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saakay waxaan usoo baxay inaan shaqooyin dhowr ah qabsado anigoo g’oaansaday inaa ku hor maro Xamar wayne si aan uga soo adeegto maadama aan safar ahay.

    Markii aan in cabaar ah socdaywaxaaa na istaajiay ciidamada taraafic (Wadooyinka) ayagoo iwaydiiayay sharciyadeyda, dhaman waan tusay, kadibna waxa uu igu yiri jidka dhexdisa aad istaagtay qalad ayay aheed waxaan ku iri adiga ayaa i istaajiyay
    Intaa kadib wuxuu igu iyiri waa in aad ganaax bixiso iyo in aan fisha tarafiko ku geeyo kala dooro,

    Anigoo oo isku kalsoon ayaan dhahay fisha taraafiko igeey adiga ayaanba dacwad kaa ahaye, askari qori wata ayaa horey iisoo fuulay waan tagnay meeshii,

    Askarigii waxa uu war ka bilaabay taliye baabuur qalad galay ayaan soo qabtay, isagana dacwad aan qabaa ayu leyahay, ilaa intaas waxaan islahaa hadal ayaa lagu dhihi doonaa, taliyaha fadhiya meesha waxa la iigu sheegay magaciisa baakay,

    Talayaha wuxuu hadal ka bilaabay asoo leh anaga shacab ma dhgaysanee askari waa fasaxantahay waajibkaada waa gudatay, adigana yaroow 30$ oo ganaax ah iska bixi.

    Waxaan ku dhahay marka hore maa i dhagaysatid taliye?

    Waxa uu u yeeray 2 askari waxa uuna amaray hadan hadalka badiyo in la ixiro dadki dhan ayaa halmar gees iila baxay oo yiri meeshan maanta ma kuugu horeysa?

    Sxb waqti ha iska dhumine iska bixi lacagtan ilaahaa meel kale kaa siinaayee.

    Lama yaabaneen lacagta laakiin sida wax u dhacayaan ama xafiiskaas uu shacabka ula tacaamulo iyo dadka dulman ayaan aad ula yabay,

    Waxaasa iiga sii darneed markaan bixiyay lacagtii aheed $30 oo u dhiginta 690,000 shilin somali. boonada la isiiyay waxaa ku qornaa ganaax dhan 100,000 shilin somali waan sii quustay halka ay wax marayaan markaan arkay.

    Umada somaliyees Allah ayaa u maqan.
    #Long_way_to_have justice_in_Somalia.

    Hoos ka eeg Sawirada Boonada iyo EVC Ka aan lacagta ku diray Qiimaha la iga qaaday iyo qiimaha Ku qoran boonada

    Fadlan muwaadin adoo mahadsan sii Qeeybi si cadalaada loo hor keeno taliye Bakaay iyo kooxdiisa.

    W/Q: Sacid Islam

    Ganaax Mudisho Muqdisho Taraafiko
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAfar siyaabood oo Doorashada Kenya ay saameyn ugu yeelan karto Xaaladda Soomaaliya
    Next Article DAAWO: Beesha laga dilay Wasiir Siraaji oo afka furatay [Gorgortan ma galeyno]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo