FARMAAJOOW MA SIDAAN BAAD NOQOTAY?: Waa dhacdo Musuq ah oo qabsatay Muwaadin !

Saakay waxaan usoo baxay inaan shaqooyin dhowr ah qabsado anigoo g’oaansaday inaa ku hor maro Xamar wayne si aan uga soo adeegto maadama aan safar ahay. Markii aan in cabaar ah socdaywaxaaa na istaajiay ciidamada taraafic (Wadooyinka) ayagoo iwaydiiayay sharciyadeyda, dhaman waan tusay, kadibna waxa uu igu yiri jidka dhexdisa aad istaagtay qalad ayay aheed … Continue reading FARMAAJOOW MA SIDAAN BAAD NOQOTAY?: Waa dhacdo Musuq ah oo qabsatay Muwaadin !