Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Farriimo degdega oo ay direen Saddex Musharax oo ku tartamaya wareegga labaad

    Farriimo degdega oo ay direen Saddex Musharax oo ku tartamaya wareegga labaad

    May 15, 2022Updated:May 15, 20222 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saddex ka mida afarta Musharax ee ku tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaliya ayaa farriimo degdega u diray xildhibaannada labada Aqal, iyagoo codsi iyo balanqaadyo u sameeyay.

    Fariimaha musharixiinta marka laga reebo Maxamed C/llaahi Farmaajo, hoos ka akhriso:

    Musharax Xasan Sheekh Maxamuud: “Xildhibaan, waxaan kaa codsanayaa mar kale codkaaga, si aan fursad ugu helo dhismaha dowlad loo dhan yahay oo dalka badbaadisa, fursadna siisa dhammaan siyaasiyiin iyo shacab”

    Musharax Xasan Cali Kheyre: “Maadaama aan usoo gudbay wareegga labaad ee doorashada madaxweynaha, waxaan ka codsanaya xildhibaannada sharafta leh iney fursad ii siiyaan inaan shaqo abuur u sameeyo 100 kun oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah, inaan mushaarka xildhibaannada kordhiyo, inaan deyn cafinta dhameystiro oo aan dalka dhaqaalihiisa kor u qaado, inaan sii wado shaqooyinkii istaagay ee Dowladda, inaan maamul gobolleed walba hal isbitaal ka dhiso, inaan Al Shabaab soo afjaro iyo inaan dhiso Dowlad ay u dhanyihiin mucaarad iyo muxaafid, kuwaas oo ah dhammaan ah ballamadii aan ka hor sheegay baarlamaanka.Waxaan rajeynaya in aad codsigeyga aqbali doontaan.”

    Siciid C/llaahi Deni: “Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, waxaynu hadda gelayna wareega labaad ee Doorashada, waxaan idinka codsanaya in aad Soomaaliya maanta ugu hiilisaan codkiina, si aynu dalkeena ugu hoggaamino Amni, Adeeg iyo Ammaano.Fursad waxaa ii siisaan in aynu wada jir u sameyno Soomaaliya Amni ah, Dadku nabad ku codeeyo oo Madaxdooda doorto, waxaan idinka rajeynaya in aad noqotaan Kuwii dalkeena u gudbiya Doorasho qof iyo cod ah, oo ah Isbedelka aan ballan qaaday”.

    Doorashada Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAkhriso: Natiijada Wareegga koowaad ee Doorashada Madaxweynaha (Deni oo wacdarro dhigay)
    Next Article DEGDEG: Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo u gudbay Wareega saddexaad iyo Cod hal dheeri ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo