Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise (Sangub) ayaa oo ku xanuusanaya magaalada Muqdisho ayaa farriin u soo dirtay shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka codsaday umadda Soomaaliyeed ay u soo duceeyaan.
Abwaanka oo ay booqdeen Abwaan Guure iyo Weriye C/maalik Coldoon, lana dhigay Isbitaalka Digfeer ayaa waxay ka soo qaadeen farriintan culus:
U Duceeya Abwaan Sangub”
Abwaan Guure ayaa yiri: Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) Oo Caafimaadkiisu Aad U Liito Ayaa Na soo faray Fariin Culus, Aniga iyo Wariye C/maalik Coldoon. Waxa uu nagu yiri Abwaan Sangub” U Sheega Dadkeeyga Ha ii soo Duceeyeen”,
Haddaba waa idiin Sheegnee U Duceeya Abwaankiina.




![Farriin ka timid Abwaan Sangub oo ku xanuunsanaya Magaalada Muqdisho [Akhri una ducee..]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/Abwaan-sangub1.jpg)