Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Farriin ka timid Oday Reer Muqdisho ah: “Taabidow waa lagu Tabey” [Qormo]

    Farriin ka timid Oday Reer Muqdisho ah: “Taabidow waa lagu Tabey” [Qormo]

    March 23, 20182 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Nin Odey ah oo aan ku kulaney Meel Shaaha laga cabo ayaa waxaa uu I weydiiyey Su’aal ahayd “Dowlada sow ma ahayn Dowladii Shacabka” waxaan ku iri “ Haa waa Dowladii Shacabka” waxaa ii sii daba dhigey “ma aha Dowladii Shacabka” waxaa ku iri maxaa jira adeer markaasuu yiri “ hadii ay Dowlad Shacab tahay maxay uga Xanuunsan waayeen Hooyo iyo Lixdeedii Caruurta ahaa ee Masiibadu ku habsatey ka dib markii uu dab qabsadey gurigoodii oo ku yaaley Degmada Yaaqshiid.

    Runtii Ilin baa iga timid waa Dhacdo xanuun badan ilaa hada ma arag Wax masuuliyiin oo ka Hadley Musiibadaas Qoyskaas Soomaaliyeed ku habsatey marka waxaan odeygii u sheegey Laga Bilaabo Madaxda Qaranka , Wasiir , Xildhibaan , Agaasime ay ku Mashquusan yihiin Mooshinkii laga Gudbiyey Mudane Jawaaro marka ilaah ha u Naxariisto Qoyskaas markaasuu yiri “iyadoo la Mashquulsan yahay ayaa dhinaca kale laga war qabaa Shacabka

    Ninkii odeyga ahaa ayaa intaas sii raaciyey “Hadii uu Maanta Joogi lahaa Taabit Cabdi Maxamed waxaan hubaa in uu ka damqan lahaa Qoyskaas Masiibada ku habsatey iyo Qoyskii kale ee ku Sumoobey Geed Miroodka ay Cabeen ka dib markii ay waayeen wax ay Dawo ku iibsadaan sidaa Darteed Taabit Waan Aragney Wax Qabadkiisii ,Qoysa badan oo Dhibaato soo gaartey Buu u gargaarey qaar kalena caafimaad Dibada ah ayuu u qaadey” sidoo kale waxaa uu ahaa Shaqsigii uga saameynta balaarnaa Dhibaatadii Qaraxii Soope ,waana mida keentey in uu u Xirto Weerka Guduudan oo Tilmaamayaa in Shacabka weli ku jiraan Dhabaato waxaana Odeygii ku calaacaley “Taabidow waa lagu tabey “ ee Ilaah ha ku soo celiyo

    Raiisl Wasaarihi hore ee dalka ingiriiska Devid Cameron ayaa isagoo ka Khudbeynaya Brussels Dhegta loogu sheegey nin Mawaadin ingiriiska lagu diley Dalka mid ah Galbeed Afrika markiiba Khudbadii buu joojiyey wuxuuna yiri “ Ma sii joogi karo waayo Muwaadin Ingiriska ayaa la diley” markiba waa uu soo duuley oo Dalkiisa ku so laabtey marka hal shaqis oo dhibaato la gaarsiiyey ayaasidaa looga damqadey marka sow ayaandaro ma aha in Xukumadii , Xildhibaanadii, Wasiiradii iyo Duqa Magaalada Muqdisho ay ka damqan waayeen Qoyskaas Dhibaatada ku habsatey.

    W/D: Amiin Yuusuf Khasaaro

    Amiin Khasaaro Muqdisho Muqidsho Taaabit
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Donald Trump oo Dagaal Ganacsi oo ka dhex Qarxiyay dalalka Mareykanka iyo Shiinaha
    Next Article Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka oo War kasoo saaray Qarixii ka dhacay Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo