Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, July 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Farriinta munaasabad la’aanta ah ee Madaxweynaha iyo muuqaalka Calanka?

    Farriinta munaasabad la’aanta ah ee Madaxweynaha iyo muuqaalka Calanka?

    October 23, 2014Updated:October 23, 20142 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay markii ugu horeysay inuu khudbad hore loo sii duubay ujeediyo dadka isagoo sii marinaya telefishanka Qaranka SNTV, iyadoo aanay jirin munaasabad lagu soo beegay ama xaalad ay ka tarjumeyso.

    Fariinta Madaxweynaha oo la baahiyay 22-ka Otoobtar ayay dad badani la yaabeen munaasabadda ay ka tarjumeyso iyagoo qaarkood u qaatay in lagu xusaayay munaasabadii 21-ka Oktoobar ee dhalashada kacaankii Hantiwadaaga!. Dad kale ayaa ua arkay inay ahayd mid hordhac u ah isbedel ay madaxweynaha iyo saaxiibada la shaqeeya doonayaan inay ku dhaqaaqaaan iyadoo beryahan la hadal hayay Hay’adda Adeegga Garsoorka.

    Farriinta Madaxweynaha iyo Labada calan ee ag yaalla
    Farriinta Madaxweynaha iyo Labada calan ee ag yaalla

    Arrimaha ugu muhiimsan ee madaxweynuhu farriintiisa uga hadlay waxaa laga xusi karaa dedejinta sharciyada dib loogu dhisayo dalka ee horyaala Baarlamaanka, iyo qaar dhiman oo laga doonayo inay xukuumadda soo gudbiso, waxaana ka muuqday kalsooni aan caadi ahayn iyo inuu doonayo inuu dadka ku qanciyo in wax waliba ay wanaagsan yihiin, isagoo ku bilaabay inuusan madaxweyne ahaan u hadlaynin ee sida muwaadin caadi ah ula wadaagayo Shacabka.

    Ka sokow khudbada madaxweynaha oo qaabka muwaadinka loo jeediyay waxaa ka muuqatay meesha in qaabeynta muuqaalka madaxweynaha iyo meesha uu fadhiyay la qurxiyay, marka laga reebo hal arrin oo beryahan danbe aad loogu wareeray taasoo ah muuqaalka Calanka Soomaaliya leeyahay iyo midabkiisa xaqiiqada ah!. Labada calan ee madaxweynaha ag yaala midka danbe iyo kan hortiisa suran waxay ahaayeen kuwo kala duwan, waxayna arrintan ahayn in xal loogu helo xafiiskii ugu sareeyay dalka, waxaase muuqata in midabka uu leeyahay calankeena uu muran ka taagan yahay xitaa xafiiskii madaxweynaha, taasoo ah ayaan darro inteeda la eg.

     

    [ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=jSBNFZRtKJQ”]

    Wadani Info
    Muqdisho

    Calan Farriin madaxweyne
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTURKEY’S INVOLVEMENT IN SOMALIA (Research)
    Next Article Ma taqaan halka ay ku baxaan kharashaadka ugu badan dowladda Federaalka?

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

    October 10, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo