Browsing: Featured
Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyada Al-Shabab ayaa isu dhiiibay ciidamada dowladda ee ku sugan degnada Diinsoor ee Gobolka Bay. Mas’uuliyiinta degmada…
Sarkaal Shabaab ah oo isu dhiibay Dowladda oo si la yaab leh uga baxsaday Saldhig ciidan.. [Akhriso]
Sarkaal sare oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa Galabnimadii Sabtida ee todobaadkan ka baxsaday Saldhiga Booliska degmada Waaberi ee ku…
Madax Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey in la qabtay dableydii ka danbeysay dilka 4 qof…
Cudurka Ebola waxa uu ka mid yahay cudurada la xiriira qandhooyinka dhiig-baxa ee keena feyral-ka (Viral Hemorrhagic Fevers) waxa waaye…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay cabsida laga muujiyey Cudurka halista ah ee Ebola oo la sheegay inuu…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan hirgelinta Manhajka cusub ee Waxbarashada oo la…
Dalal badan oo daneynaya shidaalka iyo dekadaha Somalia ayaa ku lug yeeshay waanwaan qarsoodi ah oo laga dhex wado dowladaha…
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydka wiil dhalinyarro ah laga helay Xaafada Sarkuusta ee Ex. Kontrool…
Maleeshiyada is abaabushay ee Gobolka Hiiraan ee loo yaqaan Macawisleyda ayaa degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan dagaal kula galay Alshabaab,…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa su’aal ka keenay xasuuqii 9-ka qof ee shacabka ah lagu laayey Koonfurta magaalada Gaalkacyo., kadib…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa xalay kormeeray Goobihii ay qaraxyada ka dhaceen shalay ee Magalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furay shirkii qurba-joogta Soomaaliyeed.
Shirka Qurbo Joogta Soomaaliyeed ee Global Somali Diaspora (GSD) ayaa Maanta ka furmay magaalada Istambuul ee dalka Turkiga.
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxtooyada maamulka Galmudug ayuu Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle ku cambaareeyay dilkii xalay ka dhacay Koonfurta magaalada…
Taliska ciidamada Booliska ayaa shaaciyey in la qabay Darawalkii waday gaarigii labaad ku qarxay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska KM…
Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhaba, isagoo ka hadlay dadkii xalay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax culus goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dowladda Somalia ayaa war kasoo saartay falkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo dadkii lagu laayey dad shacab ah.
Maamulka Galmudug ayaa warkii ugu horeeyay kasoo saaray dhacdadii lagu laayey 9 qof rayid ah, kuwaasoo si heyb ah looga…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid noqotay siyaasiyiinta ka hadashay falkii naxdinta lahaa ee ka dhacay…
