Browsing: Featured
Waxaa sii kordhaya siyaasiyiinta iyo waxgaradka cambaareynaya falkii xalay lagu laayey dadkii shacabka ahaa ee laga ururiyey magaalada Gaalkacyo qeybta…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in duleedka magaalada uu ka dhacay fal lagu xasuuqay dad gaaraya 9 qof,…
Kulamadii kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u furmaya, kadib fasax laba toddobaad ah oo ay galeen…
Madaxweynayaasha dalalka Mareykanka Mareykanka iyo Iiraan ayaa is weydaarsaday ereyo kulul oo ku saabsan xiisadda ka taagan Bariga Dhexe, kadib…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa ku gacan seyrtay oo diiday codsi uga yimid dalka Imaaraadka Carabta oo ku…
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa kashifay qorshe siyaasadeed oo dowladda Somalia ka qaadatay inay kula dhaqanto Kenya, kadib…
Guddoomiyaha Golaha Sare ee Milateriga Sudan ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay dalka Eritrea, iyadoo si weyn looogu soo…
Saddex qof oo loo malaynayo inay ka tirsanaayeen Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha dalka Kenya ayaa geeriyooday kadib markii…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in qaar ka mida askar lagu tuhunsan yahay dilka taliyihii…
Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Mareykankan ay kulan degdega isugu yeertay Golaha Ammaanka Q/Midoobay.
Warbaahinta Kenya ayaa si weyn u hadal heysa gacan ka hadal ka dhex dhacay laba ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Kenya…
Dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixday heshiis lagu maalgelinayo dib u dhiska Wadooyinka Gobollada dalka oo qeyb…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta degdeg ugu laabtay magaalada Beledweyne, isagoo ka yimid dalka Kenya ayaa caawa…
Gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa guddoomiye u sameeyay ganacsatada kasoo jeeda degaanada K/Galbeed Somalia ee ku gobolkaasi ku nool.
Golaha Badbaadada Hirshabeelle ayaa Bayaankan ka soo saaray Mashaqada ka dhacday shalay duleedka Magaalada B/weyne (Kalabeeyrka) taasoo ay ka dhasheen…
U.S. Marine Corps Gen. Thomas D. Waldhauser, commander, U.S. Africa Command and U.S. Ambassador to Somalia Donald Yamamoto met with…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xerada Tababarka Gen. Gordan ee magaalada Muqdisho kula halday ciidamo ka tirsan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay shaqaaqo horaantii bishan ka dhacday degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho oo…
Dad fara badan ayaa ku dhaawacmay garoon ku yaalla Dalka Sacuudiga, kadib markii Gantaal uu ku soo dhacay mid ka…
