Browsing: Featured
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ciidamada ku sugan Gobolka Hiiran ku amartay inaysan ku lug yeelan xiisada ka taagan Gobolkaasi, kana qeyb…
Dhawaqa madaafiic culus ayaa saaka laga maqlayaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka ku dhow xerada Xalane iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Afar qof oo kasoo jeeda degaanada Koonfur Galbeed lagu dilay degaan u…
Dr. Ibraahim Faarax Bursaliid ayaa caawa u helay xorriyadiisa, kadib markii laga sii daayey xabsi uu ku jiray muddo shan maalmood ah,…
Dowladda Turkiga ayaa maalgelineysa dhismaha Warshad soo saarta Dharka iyo Agabka ciidamada, iyadoo ku deeqday dhammaan waxyaabaha ay ku shaqaynayso,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika…
Maamulka Hirshabelle ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed…
Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan Gashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane ayaa maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kala-Beyr ee…
Dowladda Kenya ayaa xirtay xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya, iyadoo ciidamo fara badan la soo dhoobay xuduudka labada dal, sida…
Guddoomiya ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Somalia C/weli Ibraahim Muudeey ayaa maanta si dhoweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho,…
Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira ayaa shalay iyo maanta kulamo kala gaara la yeeshay Madaxweynaha Somalia Maxamed…
Wasiirka Arr. Dibada Norway oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay [Maxay ka wadahadleen Ra’iisal Wasaraha?]
Wasiirka arrimaha dibadda Norway haweeneyda lagu magacaabo Ine Marie Eriksen Søreide ayaa maanta socdaal ku timid magaalada Muqdisho iyadoo kulan…
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa la sheegay in dacwad lagu soo oogayo kadib markii…
Maxaabiis ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa maanta laga rarray halkaasi iyadoo si rasmi ah loogu wareejiyay Xabsiga weyn…
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca howlaha guud ayaa qarka u saaran in xilka laga qaado, kadib markii uu…
Madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa isugu tegaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo ay ku yeelan doonaan shir ay uga…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay cadaadiska ay dowladda Federaalka ku heysto maamulkiisa, isagoo caddeeyay inay ka…
Ehelada marxuum G/Dhexe Cabdi Cali Seed oo shaaciyey inay Saraakiil ka danbeeyeen dilkiisa.. [Daawo]
Ehellada Marxuum Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo meydkiisa laga helay Jimcihii isagoo ku geed ka laadlaada xerada Sheelare ee…
Dowladda Kenya ayaa ku hanjabtay inay awood u adeeganeyso dadka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Gedo, kadib markii ay burburin…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda SoomaaliyaXasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay Guddiga qabanqaabada xuska sannad guurada 59-aad ee maalmaha xorriyadda Jamhuuriyadda Soomaaliya…
