Browsing: Featured
Gudoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa go’aan…
Meydka wiil dhalinyarro ah ayaa saaka laga helay degaanka Waydow ee duleedka Magaalada Muqdisho, iyado jirkiisa ay rasaas ka muuqatay.
Baarlamanka federaalka Itoobiya ayaa shalay ansixiyey Sharci cusub oo ku saabsan Qeybisga kheyraadka dabiiciga ah ee dalka Itoobiya, iyadoo xeerkaasi…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay in weerar ka dhacay degmada Jalalaqsi ay ku dileen 13 askari oo ka tirsan ciidamada Jabuuti…
Munaasabad lagu maamuusayo Maalinta Jamhuuriyadda Talyaaniga oo ku beegan June 2, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday…
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa dil saaka aroortii 4:00 Subaxnimo loo geystay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska, kaasoo lagu…
Shaki ayaa hareeyay qaabka uu u dhintay sarkaalkii ka tirsanaa Booliska ee shalay meydkiisa laga helay xerada Booliska Sheelare ee…
Waxaa maanta Duhurtii ka furmay xarunta Villa Hargeysa kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanak Soomaaliya, kasoo looga hadlayo dejinta…
Wararka laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya in maleeshiyadda Al-shabaab ay saaka la wareegeen degaanka Af-urur ee gobolka Bari, halkaasoo…
Waaxda Gurmadka degdegga ah ee Dowladda Hoose, magaalada Muqdisho ayaa ku gurmatay nin xalay saqdii dhexe kasoo dhacay dhisme dabaq…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), kadib…
Waxaa maalmihii ugu danbeeyay soo baxay guux ku saabsan mooshin ka dhan ah guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka…
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa afka furtay, isgoo si kulul ugu eedeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku dhintay magaalada Muqdisho, kadib markii la…
Maroodi weyn ayaa Xamar dhex taagan! Ma arkin miyaa?Keligaa ma aha. Qof aragtay ma jirto! Ma qarsoona loomana jeedo.
Waxaa saaka magaalada Nairobi maxkamad lagu soo taagay Dr. Ibraahim Faarax Bursaliid iyo saddex qof oo kale, kadib markii ciidamada…
Wararka la helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya oo isku daldalay Xaafada Sheelare ee…
Qoraal ka soo baxay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ku saabsanaa amar uu kasoo saaray…
Midowga Afrika ayaa xayiraad kusoo rogay xubinnimadii dowladda Suudaan ee ururkaasi, iyadoo go’aan kasoo baxay Midowga Afrika lagu shaaciyey in…
