Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Maxaa ka jira in xildhibaannada taageera Madaxweyne Farmaajo ay Mooshin ka wadaan C/weli Muudey..?

    Maxaa ka jira in xildhibaannada taageera Madaxweyne Farmaajo ay Mooshin ka wadaan C/weli Muudey..?

    June 7, 2019Updated:June 8, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maalmihii ugu danbeeyay soo baxay guux ku saabsan mooshin ka dhan ah guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Somalia C/weli Ibraahim Muudey.

    Mudane Mudey ayaa oo ka si weyn u taageersanaa madaxda dowladda Somalia, waxayna u adeegsadeen dagaalkii siyaasadeed ee xilka looga qaaday guddoomiyihii hore ee Baarlmaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, isagoo fuliyey qorshihii lagu kala diray Guddiigii Maaliyadda iyo cadaadiskii la saaray guddoomiye Mursal Maxamed Sheekh.

    Mooshinkan la sheegay in loo diyaarinayo si xilka looga qaado guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Somalia ayaa waxaa suuqa soo geliyey xildhibaanno taageersan madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo aad ugu dhow agaasime ku xigeenka sii hayaha NISA Fahad Yaasiin, waxaana la xaqiijiyey inuusan jirin wax mooshin ah. balse uu socdo qorshe lagu cabsi gelinayo Guddoomiye ku xigeenka si loo ogaado taageerayaasha uu heysto, kadibna go’aan looga qaato mooshinka.

    C/weli Muudey ayaa si weyn uga hor yimid qorshaha doorashada 2020 ee kooxda Nabad & Nolol oo ah mid qarsoon oo aan weli lasoo bandhigin, wuxuuna si cad ugu sheegay madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha inuusan soconeynin sharciga doorashada ee Golaha Wasiirada Ansixiyeen, loona gudbiyey Baarlamaanka, taasoo loo maleynayo inay sabab u tahay mooshinka suuqa la geliyey ee lagu gilgilayo Guddoomiye ku xigeenka koowaad.

    Ra’iisal wasaare Kheyre oo muddo kadib ay caado u noqotay inuu Baarlamaanka ka mashquuliyo la-xisaabtanka xukuumadda ayaa sidoo kale faa’iido weyn ugu jirtaa in mooshinkan la geeyo Baarlamaanka si ay muddo kale u qaadato in xukuumadda lagu soo jeesto.

    Baarlamaanka Mooshin C/weli Muudey Doorashada Baarlamaanka Mooshin Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleYuusuf Dabageed oo Afka furtay, Eedeyn culusna u jeediyey Madaxweynaha Hirshabelle.. [Daawo Farriin kulul]
    Next Article Maxkamad ku taalla Mareykanka oo Xabsi dheer ku xukuntay Sarkaal Somali-American ah..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo