Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Madaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku qabtay Beledweyne (Sidee ku tegay, halkeese uga sugan yahay?)

    Madaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku qabtay Beledweyne (Sidee ku tegay, halkeese uga sugan yahay?)

    June 12, 2019Updated:June 13, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Maxamed Cabdi Waare
    Maxamed Cabdi Waare
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta degdeg ugu laabtay magaalada Beledweyne, isagoo ka yimid dalka Kenya ayaa caawa Shir jaraa’id qabtay, isagoo ballanqaaday in cid kasta oo ka dambeysay dilka Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan Col. Maxamed Mocow lasoo qaban doono, lana hor keeni doono cadaaladda.

    Madaxweyne Waare ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Col. Mocow, wuxuuna dadka Reer Beledweyne ugu baaqay in ay is-dejiyaan oo muujiyaan xasilooni, wuxuuna caddeeyay in Guddiga Dowladda Federaalka magacowday, iyo Guddi Wasiira ah oo isagu uu magacaabay ay baaritaan dhab ah ay ka sameyn doonaan kiiska iyo cidii fulisay, cidii amartay, iyo ujeedada laga lahaa ayna ka soo bixi doonaan xaqiiqda.

    Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Madaxweyne Waare ay in muddo ah ku qaadatay inuu gudaha u galo xarunta maamulka, isagoo in muddo ah ku sugnaa magaalada duleedkeeda, waxaana galbiyey ciidamada Militariga dowladda Somalia.

    Mudane Waare ayaa la sheegay inuu Caawa ku hoyanayo xerada ciidamada Lama-galaay, waxaana qeybo ka mida magaalada ku sugan maleeshiyo hubeysan, iyadoo ay xiisad kacsan ka jirto, isla markaana bannaanbaxayaal ay maalmihii ugu danbeeyay wadooyinka gooyeen.

    Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay xil ka qaadista guddoomiyihii hore ee Gobolkaasi Yuusuf Dabageed oo tan iyo intii ay dhacday shaqaaqada lagu dilay taliye Macow aan warkiisa la maqlin.

    BELEDWEYNE Hiiraan Hirshabeelle Top Waare
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGobol ka tirsan Puntland oo guddoomiye Amni u sameeyay Ganacsatada kasoo jeeda K/Galbeed.
    Next Article Dowlada Somalia & Midowga Yurub oo kala saxiixday Mashruuc ku kacaya 42 Milyan oo Euro [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo