Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Dowlada Somalia & Midowga Yurub oo kala saxiixday Mashruuc ku kacaya 42 Milyan oo Euro [Sawirro]

    Dowlada Somalia & Midowga Yurub oo kala saxiixday Mashruuc ku kacaya 42 Milyan oo Euro [Sawirro]

    June 13, 2019Updated:June 13, 20191 Min Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixday heshiis lagu maalgelinayo dib u dhiska Wadooyinka Gobollada dalka oo qeyb ahaan Midowga Yurub ay ku bixineyso lacag dhan 42 milyan oo Euro.

    Munaasabada lagu saxiixay heshiiska ayaa ka dhacay Muqdisho, iyadoo uu goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, waxaana heshiiska wada saxiixay Wasiirka Qorshaynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo safiirka midawga Yurub ee Soomaaliye Mr. Nicolas Berlanga Martinez.

    Mashruuca ayaa dib u  dhis loogu sameynayaa, loo guna dayac tirayaa 355 kilo mitir oo kamid ah waddooyinka isku xira dalka. Wasiirka Qorheyna ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay bogaadineyso taageerada gaareysa 42 Milyan Euro ee dib u dhiska waddooyinka, iyadoo uu hore 100-kii Milyan ee Euro Midowga Yurub ku taageeray kabka miisaaniyadda dowladda federaalka Soomaaliya.

    Dhaqaalaha guud ee deeq bixiyaashu ugu tala galeen mashruucan dhismaha wadooyinka ayaa gaaraya 59.75 Mliyan Euro. Waxaana 42 Milyan oo ka mida bixinaya Midowga Yurub, halka 12.31 Milyan oo Euro uu bixinayo Sanduuqa Horumarinta Afrika, waxaa kaloo 3.5 Milyan ku biiriyey Dowladda Soomaaliya, iyo 1.94 Milyan oo ay bixineyso NEPAD-IPPF. Bangiga horumarinta Afrika iyo wasaaradaha ay qusayso ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa fulinaya mashruuca.

    Midowga Yurub Somalia xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku qabtay Beledweyne (Sidee ku tegay, halkeese uga sugan yahay?)
    Next Article Xildhibaan Axmed Rashiid oo jirdil kula kacay xildhibaan Faduma & Dacwad lagu furay. [Daawo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo