Browsing: Featured
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad dheer ka jeediyay magaalada Garowe, isagoo faahfaahin ka bxiiyey qodobadda shirkaasi looga…
Arday ka horjeeda Go’aankii Wasiir Goodax oo Bannaanbaxyo ka bilaabay Magaalada Muqdisho.. [Sawirro]
Ardayda Dugsiyada Sare ee ka qeyb galay imtixaankii la joojiyey ee dowladda Soomaaliya ayaa bannanbaxyo waaweyn ka bilaabay magaalada Muqdisho,…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya dhammeystirka qorshaha Deyn cafinta dalka oo xukuumaddau…
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay imtixaankii Shahaadigii Dugsiyada sare ee sanad-dugsiyeedka 2018-2010, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa haddiyado lagu sheegay hadiyado dhiirigelin ah guddoonsiiyey Madaxweyneyaasha maamullada Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan…
Sida ay baahisay warbaahinta Uganda askari ka tirsan Ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM ayaa xerada Xalane ku toogasho ku…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta yeelanaya kulankoodii 14aad ee kalfadhiga 5aad, iyadoo xalay la isugu yeeray. Ajandaha Kulanka maanta…
Shir ay magaalada Garowe ku yeesheen madaxa maamul Goboleedyada saddexda ah ee Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa laga soo…
Shir saddex geesood ah oo u dhaxeeya madaxda maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa ka furmay magaalada Garowe, iyadoo…
Qoraal ay wadajir u soo saareen maamullada Puntland, Jubalanad, Galmudug, Hirshabeelle iyo K/Galbeed ayaa si weyn ugu gacan seyray Xeerka…
Munaasabad ay sooo qabanqaabisay hayadda Hormuud Telecom Foundation oo lagu qabtay xaafadda Daarusalaam ee magaalada Muqdisho ayaa kun Carruur oo…
Alshabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegtay mas’uuliyadda qarax lagu dilay Injineer Turki ah, kadib qarax loogu xiray Gaarigiisa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga healy Qarax Gaari lagu xiray Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoysyada KM4…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ka sagootiyey…
Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Garowe ayaa saaka go’aan ka gaartay kiiskii kufsiga dilkii Caa’isha Ilyaas Aadan oo 12 sano…
Mas’uul ka tirsan Waaxda Duulimaadyada dalka Kenya ayaa shaaciyey sababta keentay in Kenya ay Garoonka Wajeer u weeciso diyaaradaha ka…
Waxaa geilnkii danbe ee maanta garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee Muqdisho kasoo degay wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha…
Waxaa maanta sirasmi ah u bilaabanaya imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadayso dowladda Federaalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku haray magaalada Garowe, kadib markii lagu kala tegay shirkii wadatashiga madaxda dowladda Soomaaliya…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo maanta kadib markii uu ka tegay shirkii…
