Browsing: Featured
Dowladda Soomaaliya ay war ay soo saartay ku sheegtay inay ka xun tahya go’aanka ay dowladda Kenya ku gaartay in…
Shan maalmood kadib shirkii wadatashiga Madaxda Dowlada Federaalka iyo Dowladda Goboleedyada ku yeesheen magaalada Garowe, wuxuu ku soo dhammaaday natiijo…
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Garowe ayaa sheegaya in qaar ka mida madaxda dowlad Goboleedyada ay bilaabeen inay ka tagaan magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheega inuu Qarax saaka ka dhacay magaaladaasi, siiba halka laga galo xarunta Maxkamadda Darajada…
Maamulka Galmudug ayaa iskiis ugu dhawaaqday inuu fashilmay shirkii Wadatashiga ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada ee ka socday…
Dabley hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday xarunta shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee xaafadda Sey Biano, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu Qarax ka dhacay agagaarka Xarunta Denbi Baarista ee CID-da magaalada Muqdisho oo…
Nabadoonkii ugu da’ weynaa degaanada Somaliland Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
War kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Cadaado Cali Gacal Casir ayaa lagu faahfaahiyey khilaafka u…
Xildhibaanada Dir ugu jira labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya aya Goaan ka soo saaray Shirka Garowe ka socda ee madaxda dowlad…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Galmudug Axmed Maxamed Islaam iyo Axmed Ducaale…
Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Xukuumadda Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa xaqiijiyey in dowladda Kenya ay ku wargelisay inay joojisay…
Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay inay ka danbeysay shaqaaqadii shalay ka dhacay garoonka…
C/naasir Seeraar: “Axmed Madoobe adigaa ka jawaabi doona wixii dhacay, albaab Naar ah ayaad furtay…”
Afhayeenkii hore ee Maamulka Jubbaland, haddana ah musharax u taagan xilka madaxweynaha maamulkaasi C/Naasir Seeraar Maax ayaa si kulul u…
Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixday laba heshiis oo ku saabsan horumarinta shaqaalaha iyo shaqo-abuur loo…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ilaa Afar Askari ay ku dhaawacmeen iska hor imaad galabta ka dhacay…
Allaha u Naxariistee waxaa Galabta Magalada Muqdisho ku geeriyootay xildhibaanad ka tirsaneyd Baarlamaanka maamulka Galmudug oo lagu magacaabo Maryan Cali…
Dalalka dunida ayaa ku kala duwan saacadaha maalinta iyo habeenka, iyadoo dalalka Yurub ay ka mid yihiin dalalka maalintii ay…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle aya maanta faafhaahin ka bixiyey shir ay magaalada Addis ababa…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar xoog leh xalay saqdii dhex ku qaaday degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose oo ay dhowaan…
