Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»XOG: Axmed Madobe & Xaaf oo ka baaqsaday kulamadii Garowe & Shirkii oo Qarka u saaran in lagu kala tago

    XOG: Axmed Madobe & Xaaf oo ka baaqsaday kulamadii Garowe & Shirkii oo Qarka u saaran in lagu kala tago

    May 10, 2019Updated:May 10, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Galmudug Axmed Maxamed Islaam iyo Axmed Ducaale Geelle ay ka baaqsadeen kulamadii xalay ee shirka Wadatashiga magaalada Garowe, kadib eedo ay ka tirsadeen madaxda dowladda Soomaaliya.

    Shirkan oo mudd toddobaad ku dhow ka socday magaalada Garowe ayaa lagu guuleysan waayey in xal looga gaaro arrimo xasaasi ah oo looga hadlayey, waxaana Axmed Madoobe iyo Xaaf ay dowladda Federaalka ku eedeeyeen inay faragelin ku heyso maamulladooda, ayna mas’uul ka tahay dhibaatooyinka ka jira labadas maamul.

    Labada madaxweyne ee Jubbaland iyo Galmudug oo wajahaya doorashooyin ay ka cabsi qabaan inay xilalka ku waayaan ayaa dadaal ugu jira muddo kordhin ama inay dib u soo laabtaan, waxaana arrintaasi ka hor yimid madaxda dowladda Soomaaliya oo ku adkeystay in doorashada labadaas maamul ay xilligeeda ku dhacdo.

    Khilaafka ugu dambeeyay waxaa shirka Garowe ka qarxiyey Axmed Madoobe oo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay qas ku heysto maamulkiisa, isla markaana ay magaalada Kismaayo u dirtay musharax hubeysan (C/naasir Seeraar) si uu nabadgelyo darro uga rido magaalada Kismaayo, taasoo kusoo beegantay shaqaaqadii shalay ka dhacay garoonka magaalada Kismaayo [Akhriso].

    Kulamadii xalay ayaa wax go’aan ah lagu gaarin, waxaana fashilmay dadaal lagu doonayey in wax uun la isku raaco shirka si aanu u noqon midkii ugu horeeyay ee madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ku kala tagaan, laakiin waxaa hareeyay tallaabada ay qaadeen Axmed Madoobe iyo Xaaf.

    Shirka ayaa u muuqda in lagu kala tegayo, iyadoo dad badan ay ka digayaan in taasi laga dhaxli doona xaaladda oo kasii darta. Madaxweynaha martida loo yahay ee Puntland ayaa dadaal ugu jira in la helo qodobo ay madaxda sharaftooda ku dhowrtaan si wejiyada loo kala qaado.

    Axmed Madoobe Farmaajo Shirka Garowe Top Xaaf
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMareykanka oo Duqeyn ku dilay tiradii ugu badneyd maleeshiyada Daacish ee Somaliya.
    Next Article Xildhibaannada Beesha Dir ee labada Aqal oo Qaadacay Shirka Garowe (War-saxaafadeed culus)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo