Browsing: Featured
Maamulka degmada Dharkeynley ayaa ka warbixiyey howlgal Ciiidamada amniga degmada ay kusoo furteen Shaqaale u shaqeynayay Shirkadda bixisa Adeega internetka…
Wararka laga helayo shirka magaalada Garowe uga socda madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada ayaa sheegaya inuu weli xaalad cakiran…
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka mida madaxda ku sugan magaalada Garowe ayaa waxaa Caawa afur u…
Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay hakad galineyso fulinta heshiiskii Nuclear-keeda, kadib markii uu sii kordhay cadaadiska uga imaanaya dalka…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay Allaha u naxariistee Ambassador Maxamed Warsame Cali Kiimiko, oo dhowaan ku geeriyooday…
Taliye Kuxigeenka Ciidanka booliska Soomaaliya Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa shaacisay n Ciidamada Booliska ay gacanta ku dhigeen, lana xiray…
Wasiirka Cusub ee Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye kadib xaflad maanta ka dhacday xarunta Wasaraaddaasi ee magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Drajada koowaad ee ciidamada Qalabka Sida ayaa xabsi ku xukuntay nin ku eedeysnaa inuu hubka ka iibin jiray, una…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in saaka askari ka tirsan ciidamada amniga dolwadda Soomaaliya uu toogasho ku dilay…
Waxaa maanta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay Wiil iyo Aabihiis oo ahaa askar magaca ciidamada Baad uga…
Maamulka Gobolka Nugaal oo ay hoos tagto xarunta maamulka Puntland ee Garowe ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucay in magaaladaasi…
Maamulka Puntland ayaa mar kale ka hor timid Guddi ay magacawday xukuumadda Soomaaliya oo qaabilsan arrimaha xajka, kaasoo dhowaan ay…
Shirka Garowe oo la isku afgartay Qodobadii laga Doodi lahaa iyo Caqabad la hordhigay oo.. (Akhriso)
Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada uga socda Garoowe ayaa galay maalintii saddexaad, iyadoo wararkii ugu horeeyay ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in nin hubeysan uu toogasho ku dilay wiil dhalinyarro ah, iyadoo kadibna ay…
In ka badan 140 xildhibaan oo ka maqan kulamada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa digniin loo diray, iyadoo lagu eedeeyay xil…
Hay’adda Nabadsuggida iyo Sirdoonka Somaliya (NISA) ayaa soo bandhigtay muuqaallada laba xubnood oo ka tirsanaa Shabaab, iskuna dhiibay Ciidamada dowladda…
Maamulka Puntland ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka joojisay kulan dadweyne oo xalay ka dhici lahaa hotel ku yaalla…
Iyadoo shirka madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada ee ka socda magaalada Garoew uu galay maalintii labaad ayaa waxaa soo…
Ciidamada Milateriga ayaa ka hortegay Gaari Qarax laga soo buuxiyey oo ah nooca NISSAN Homey, Gaarigaas oo la sheegay inay…
Iyadoo inta badan dunida islaamka oo dhan ay yar tahay in la isku waafaqo maalin qura oo la wada soomo…
